11/09/2016
muqdisho waa nabad
ballantenu waa illaalinta xuquqda walaalka iyo walashaa waa gole u diyaar ah waqti walba iyo goor walba in uu ah badbaadinta dhallinyarada somaliyed, Vision.
Somali Salvation For Youth Council (SSYC) is a non-political, non-governmental and non-profit making, organization established to respond against youth needs and social developments in the youth programs. The organization was established on 12th February 2012 by a group of intellectuals, social experts and peace activists. The organization felt that if nothing is done very quickly Somali youth may
11/09/2016
muqdisho waa nabad
29/06/2015
Xuska maalina Midowga waqooyi iyo koonfur oo looga diyaar garoobayo magaalada Muqdisho
15/05/2015
Magaalada Muqdisho waxaa maanta si wadajir ah odeyaasha iyo dhallinyarada u istaageen xuska aasaaska S.Y.L oo kasoo wareegatay 72 sano.
Waxaan halkaan hambalyo uga direynaa dhamaan umadda Soomaaliyeed meel walpa ay joogaan iyo wadamada la sxb-ka ah dib usoo nooleynta Napada Soomaaliya.
Maalin wngsan **sanad guuro wacan**
Sannadkaan sanadkiisa kale Allah nagu gaarsiiyo napad, barwaaqo, muxibo iyo wadajir Insha Allah
11/01/2015
13/08/2014
Waa kulan ay soo qaban qaabiyeen dhallinyaradda xaafadda maajo kasoo ay kusoo dhaweynayeen guddoomiyaha cusub ee maajo, kuna sagootinayeen guddomiyihii h**e ee maajo nacima tahliil,
Waa ciyaar saaxiibtinimo oo soo bandhigeen dhallinyarada iyo ciyaar nahanna xafadda maajo.
12/08/2014
How do u see this meeting? That hapened 18 Auguest 2014.
dhammaan dhallinyarada soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaynu leenahay ramadaan kariim allaha nagu beego wanaageeda kuwii ka faa'idaysta allaha inaga yeelo dhallinyaro aamiinta inoo raaciya, AAMIIN
25/07/2013
Guddoomiyaha SSYC oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay baahida biyaha iyo dhibaatooyinka biyaha oo lagu qabtay Hotel Sultan ee ku yaala Aira porka Aden Adde waxaana soo qaban qaabiyay UNICEF iyo wasaaradda kheyraadka dalka.
16/07/2013
Golaha BODga oo kulan saacado badan qaatay oo ka dhacay xarunta dhexe ee SSYC, waxay diiradda saareen sida ay dib u habeyn lagu sameyn lahaa Madaxa laamaha fulinta iyo waaxyada laamaha fulinta, kulankaas oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha guud ee SSYC,
kadib kulanka ayaa lagu doortay hogaanka laamaha fulinta SSYC, iyadoo hogaanka lagu ballansan yahay in uu soo dhiso waaxyada laamaha fulinta tr. 19 july 2013. haddii alle idmo.
plse shar this if u r somali
WARBIXIN MUHIIM AH
waxaa maanta magaaladda mugdisho ka dhacay banaanbax ballaaraan oo looga soo horjeedo dilkii 2dii somalida aheyd ee sida foosha xun lagu dilay south africa, arintaas oo ummadda soomaaliyeed meel walba ay joogaa ka careysanyihiin sida loo dilay soomaalida, gaar ahaan kuwa ku nool magaaladda mugdisho iyo south africa, plse haddii aad ka soo horjeedo dilkaa foosha xun oo walaalkaa soomaaliga ah u dilay gaal daba xun fadlan aragtidaada ka dhiiboo, si ku dheehan waddanimo iyo soomaalinimo iyo islaanimo ok,