13/09/2020
waxaa malinti sabtida aheyd kuna beegneyd 12/09/2020 laso saarey isku aadka tartanka Ciyaaraha ⚽️⚽️⚽️ ee Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare ee BAYDHABO gaar ahaan qeybta dugsiga sare
F.G Tartanka wuxuu bilaaban donaa maalinta Arbacada ah Kuna asteysan 16/09/2020 INSHA ALLAH
GUUL WACAN
03/09/2019
03/09/2019 malin Talaado ah
Waxaa si habsami leh u socda B.P.S.S CUP oo loogu tala galey ardada school BAIDOA waxaana wada ciyaarey Kooxaha/fasalada FORM FOUR B VS FORM ONE C
waxana 7-2 ku adkaadey FORM FOUR B
waxeyna kuwada jireen Groupka A
30/08/2019
28/08/2019 malin arbaco ah
Waxaa si habsami leh u bilowdey B.P.S.S CUP oo loogu tala galey ardada school BAIDOA
Ciyaartii Furitaanka waxey dhexmartey Kooxaha/fasalada FORM FOUR A VS FORM ONE A
waxana 1-0 ku adkaadey FORM ONE A
FORM FOUR A VS FORM ONE A
C.MALIK MUSDHAF (JEMIS) ⚽️
22/01/2019
Ciyaartii Shaley ku dhexmarta Garoonka Schoolka Baydhabo Kooxaha F4A vs F4B waxey kuso idlaatey 2-2 waxeyna aheyd ciyaar siweyn loowada sugayey
F4A vs F4B
OMAR ⚽️ A/rahman Qawara⚽️
OMAR ⚽️ A/rahman Qawara⚽️
22/01/2019
All F.F kuso dhawaada page ka Cusub ee BAIDOA PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL LEAGUE⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️