Abdirizak kulmie

Abdirizak kulmie

Share

Sports news

14/05/2024

Isbadal raadi

22/04/2024

Inaad guulaysato kuma xidhna inaad yar tahay iyo inaad weyn tahay

19/03/2024

Nolosha waa halgan

10/03/2024

Bismillaah
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa bilasha bisha barakeysan oo Ramadaan.

Waxaan Eebbe ka baryayaa in uu kheyrkeeda na waafajiyo nagana dhigo kuwii loo naxariisto, dambigooda la dhaafo, naartana laga xoreeyo.

12/11/2023

Kulanka caawa chelsea vs manchester city maxaa u rajayn lahayd โšฝ๏ธโšฝ๏ธ me chelsea guul

10/05/2023

๐Ÿšจ๐Ÿ’” |
๐๐ฎ๐ฌ๐ช

Rasmi sida la filayo: Sergio Busquets ayaa go'aansaday inuu ka tago Barcelona si xor ah dhamaadka xilli ciyaareedkan ๐Ÿ‘‹๐Ÿป

Halyeyga kooxda uu ku qaatay 18 sano iyoโ€ฆ

๐Ÿ† 3x Champions League

๐Ÿ† 3x FIFA Club World Cup

๐Ÿ† 8x La Liga

๐Ÿ† 3x UEFA Super Cup

๐Ÿ† 7x Copa Del Rey

๐Ÿ† 7x Spanish Super Cup

Mustaqbalkiisa ayaa la filayaa inuu ku sugnaado Saudi Arabia haddaโ€ฆ ka dib markii uu ku guuleystay hal horyaal oo La Liga ah maalmaha soo socda!
โœจ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ

21/04/2023

Waxaan guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidul-Fidriga, waxaanna Allah ka baryayaa inuu naga wada aqbalo camalkii samaa iyo cibaadadii aan soo gudanay bisha Barakeysan ee Ramadaan

02/04/2023

๐Ÿšจ๐Ÿ”ต |
๐๐‘๐„๐€๐Š๐ˆ๐๐†: Potter waa la eryay!

Graham Potter ayaa laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea sida uu xaqiijiyay kooxda Chelsea ka dib markii cadaadiska uu sii kordhay ilaa xalay.

"Chelsea waxay jeclaan lahayd inay uga mahadceliso Graham dadaalkiisa oo dhan iyo wax ku biirinta waxayna u rajaynaysaa wanaag mustaqbalka" ayaa lagu yiri bayaanka kooxda.

31/03/2023

๐Ÿšจ๐Ÿ”ต๐Ÿ”ด |
Laacibkii h**e ee Lionel Messi.

Madaxweyne ku xigeenka Barcelona Rafa Yuste ayaa markii ugu h**eysay xaqiijiyay xiriirka dib loogu soo celinayo Messi ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท

โ—‰ โ€œWaxaan la xiriirnay xerada Leo Messi.
Leo wuu ogyahay sida aan ugu mahadcelineyno isaga, waxaana jeclaan lahaa inuu halkan ku soo laabto."

โ—‰ "Waxaan ku lug lahaa wadahadalo qandaraas laba sano ka hor, welina waan xasuustaa sida ay iigu adkeyd inaan u ogolaado Messi inuu baxo".

โ—‰ โ€œWaa hubaal in Leo Messi uu jecel yahay Barรงa iyo magaalada, marka waxaan rajeyneynaa inaan helno shuruudo sax ah oo uu ku sii wato taariikhdiisa.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hodan Street
Mogadishu