Isbadal raadi
Abdirizak kulmie
Sports news
Inaad guulaysato kuma xidhna inaad yar tahay iyo inaad weyn tahay
Nolosha waa halgan
10/03/2024
Bismillaah
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa bilasha bisha barakeysan oo Ramadaan.
Waxaan Eebbe ka baryayaa in uu kheyrkeeda na waafajiyo nagana dhigo kuwii loo naxariisto, dambigooda la dhaafo, naartana laga xoreeyo.
12/11/2023
Kulanka caawa chelsea vs manchester city maxaa u rajayn lahayd โฝ๏ธโฝ๏ธ me chelsea guul
10/05/2023
๐จ๐ |
๐๐ฎ๐ฌ๐ช
Rasmi sida la filayo: Sergio Busquets ayaa go'aansaday inuu ka tago Barcelona si xor ah dhamaadka xilli ciyaareedkan ๐๐ป
Halyeyga kooxda uu ku qaatay 18 sano iyoโฆ
๐ 3x Champions League
๐ 3x FIFA Club World Cup
๐ 8x La Liga
๐ 3x UEFA Super Cup
๐ 7x Copa Del Rey
๐ 7x Spanish Super Cup
Mustaqbalkiisa ayaa la filayaa inuu ku sugnaado Saudi Arabia haddaโฆ ka dib markii uu ku guuleystay hal horyaal oo La Liga ah maalmaha soo socda!
โจ๐ธ๐ฆ
21/04/2023
Waxaan guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidul-Fidriga, waxaanna Allah ka baryayaa inuu naga wada aqbalo camalkii samaa iyo cibaadadii aan soo gudanay bisha Barakeysan ee Ramadaan
02/04/2023
๐จ๐ต |
๐๐๐๐๐๐๐๐: Potter waa la eryay!
Graham Potter ayaa laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea sida uu xaqiijiyay kooxda Chelsea ka dib markii cadaadiska uu sii kordhay ilaa xalay.
"Chelsea waxay jeclaan lahayd inay uga mahadceliso Graham dadaalkiisa oo dhan iyo wax ku biirinta waxayna u rajaynaysaa wanaag mustaqbalka" ayaa lagu yiri bayaanka kooxda.
31/03/2023
๐จ๐ต๐ด |
Laacibkii h**e ee Lionel Messi.
Madaxweyne ku xigeenka Barcelona Rafa Yuste ayaa markii ugu h**eysay xaqiijiyay xiriirka dib loogu soo celinayo Messi ๐ฆ๐ท
โ โWaxaan la xiriirnay xerada Leo Messi.
Leo wuu ogyahay sida aan ugu mahadcelineyno isaga, waxaana jeclaan lahaa inuu halkan ku soo laabto."
โ "Waxaan ku lug lahaa wadahadalo qandaraas laba sano ka hor, welina waan xasuustaa sida ay iigu adkeyd inaan u ogolaado Messi inuu baxo".
โ โWaa hubaal in Leo Messi uu jecel yahay Barรงa iyo magaalada, marka waxaan rajeyneynaa inaan helno shuruudo sax ah oo uu ku sii wato taariikhdiisa.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hodan Street
Mogadishu