20/12/2025
Shaakir Academy ✅️
Guul iyo kubad Qurxoon Waa hamiga ka leynahay kubada
20/12/2025
Shaakir Academy ✅️
04/08/2025
Qiyaas Sanadkan Xilligu ahaa?
Shaakir vs Daacad fc.
11/03/2025
11/03/2025
Ragan Yaa Ka Xasuusata😁2018
10/03/2025
2021📸😀
22/06/2023
Shaakir Sc VS Fc Forest
Lugta Labaad Tartanka Ka Socda Al Fajr Stadium.
Insha Allah Guul ayaa Rajeyneyna Fikirkada Ka dhiibo?
17/06/2023
Asc Dhamaan Tageerayasheyna Shalay Muxu Nooga Dhigna Guuldaradi Na Soo Gaartay Fc Shaakir Ma Ahan marki U H**eysay Oo Ay Kooxda Guuldaro Kasoo Gaarto Wareega H**e Tartanka.
28 April 2020 Waxaa Guuldaro Naga Soo Gaartay Fc Bilbaazi Lugta H**e Ee Cupka
6 April 2021 Waxaa Guuldaro Naga Soo Gaartay Fc Al Xikma.
Kuna Darso Inaa Groupka Aanka Soo Baxeynay Marwalbo Oo Nalaga Badiyo Kulanka H**e Ee Tartanka Meel Fiicane Gaareynay.
16/06/2023
Fc laaberiyo 2:1 Fc Shaakir
Kulankii galabta ee al fajri stadium 🏟
Next Game Guul I.a
16/06/2023
Asc Dhamaan Tageerayasheyna Qaaliga Muddo Dheer Kadib Waxaan Dheeleyna Tartanka Omani & Lafana Cup Kasoo Noogu Dambeysay Dheelistisa 11 Febraury 2022.
Waxaan Galabta La Dheleyna Laberiya Fc Soo Sadali Kulanka Galabta.
SHAAKIR SC VS LABERIA FC.
Maxaa Noo Rajeyneysa✅
21/07/2022
Kulanka Galabta.
SHAAKIR VS FLY STAR.
Waxaa Galabta Marti Noo Ah Fly Star Oo Ka dhisan Excontrol Afoye Soo Sadaali Natiijada Kulanka.
19/07/2022
Natiijada.
SHAAKIR SC 2:1 AL KHALIIL FC
MAN OFTHE MATCH: Mohamud Afellay.
Shaakir Football Club Guul iyo kubad Qurxoon Waa hamiga ka leynahay kubada
19/07/2022
Kulanka Galabta
SHAAKIR SC VS ALKHALIIJ FC.
Soo Sadaali Natiijada Kulanka.
AL FAJRI STADIUM🏟
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |