28/01/2026
Halaga faaidesto
saadaali kulankan kuna guleyso $10
๐- ๐๐ข๐ค๐ ๐ฌ๐๐๐ซ ๐๐๐ ๐-๐ค๐ . Binish fitness
๐- ๐๐ก๐๐ซ๐ ๐๐ก๐๐ก ๐๐จ๐ฌ๐ญ ๐ a .
๐- ๐๐๐ ๐๐ฎ ๐๐ก๐๐ก ๐ ๐ช๐จ๐ ๐ฌ๐๐ฑ๐ข๐๐๐๐๐๐
๐- ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฃ๐๐ฐ๐๐๐ ๐ฌ๐ฎ'๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ก๐๐๐ง.
๐-๐๐ก๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฒ 3 tii Poster U dambeysay Page-ka
22/01/2026
Ka qeyb qaado challenge-ga
t๐ข๐ฃ๐๐๐๐ข N๐๐ฌ๐ข๐ข๐๐ค๐๐๐ ๐ Kuna Guuleyso $1๐
Ka Qabso Hal Number Inta Udhaxeesa 101---- 301
๐- ๐๐ข๐ค๐ ๐ฌ๐๐๐ซ ๐๐๐ ๐-๐ค๐ . Binish fitness
๐- ๐๐ก๐๐ซ๐ ๐๐ก๐๐ก ๐๐จ๐ฌ๐ญ ๐ a .
๐- ๐๐๐ ๐๐ฎ ๐๐ก๐๐ก ๐ ๐ช๐จ๐ ๐ฌ๐๐ฑ๐ข๐๐๐๐๐๐
๐- ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฃ๐๐ฐ๐๐๐ ๐ฌ๐ฎ'๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ก๐๐๐ง.
๐-๐๐ก๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฒ 3 tii Poster U dambeysay Page-ka
10/01/2026
Macaamiisheyna qiimaha badan, page-kii h**e ee BINISH GYM waxaa ku yimid cilad farsamo. Sidaas darteed, waxaan u guurnay page cusub oo rasmi ah Binish fitness. Fadlan nagu soo biira page-ka cusub. Mahadsanidiin. waxa jiri doono suaalo iyo abaal marino kala soco page cusub ee Binish fitness
23/12/2025
Join the BINISH GYM family
Stronger then yesterday
22/12/2025
Fadlan xiro Kabo ku Haboon jimicsiga mar lasts.
21/12/2025
Lama ogola kabo wasaq leh
20/12/2025
Xiro Kabo kugu haboon xiliga jimicsi
04/06/2025
*Ogeysiis Muhiim ah:
Fasaxa Ciidul ADXA 2025 - BINISH GYM*
Dhammaan macaamiisha sharafta leh ee *BINISH GYM* waxaa lagu wargelinayaa in xarunta jimicsiga ay xirnaan doonto laga bilaabo 4 JUNE ilaa 8-ta JUNE 2025, sababo la xiriira fasaxa Ciidul ADXA
Waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan oo farxad iyo caafimaad leh.
Jimicsiga wuxuu si rasmi ah dib u bilaaban doonaa *9-KA JUNE 2025.*
Kullu Caam Wa Antum Bi Khair! (ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ)
Mahadsanidiin.
26/02/2025
Macaaamiisheena BINISH GYM Family waxaan la wadaageynaa jadwalka Ramadaanka.
Ramadaan Kareem.