Afgoye Youth Health Organization - AYHO
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Afgoye Youth Health Organization - AYHO, Sports Event, Mogadishu.
19/03/2026
Baarlamaanka iran oo qorsheeynayo in Lacago lagu soo rogo doomaha isticmaala Gacanta Hurmuz
21/02/2025
06/09/2024
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaa halkan hambalyo ugu direynaa Gudoomiyaha ururka dhalinyarada caafimaadka deg-Afgoye Dr Xamza Mohamed mukhtar oo maanta Difaacdey boogiisii jaamacada waxaan leenahay horey usoco
Congratulation 🎊 🎊 🎊
25/06/2024
Bahda ururka oo isku duuban waxeey idin leedahay Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed sanadguuradda maalmaha xoriyadda 26 june iyo 1 luulyo
01/05/2024
HAMBALYO MAALINTA SHAQAALAHA ADUUNKA EE 1-DA MAY 2024.
Munaasabadda maalinta shaqaalaha aduunka awgeed waxan ugu Hambalyaynaynaa maalinta shaqaalaha Aduunka ee 1 may 2024, guud ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed.
waxaan Alle uga baryeynaa caafimaad, cimri dheer, cibaado suuban
Afgoye Youth Health Organization - AYHO
MAALINTA SHAQAALAHA ADUUNKA 1 -DA MAY 2024
09/04/2024
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Dhammaan ummada muslimiinta ah ee ku kala nool daafaha dunida, gaar ahaan ummada soomaaliyeed waxaan la wadaageynaa farxada Dhalashada munaasabada CIILDUL-FIDRIGA, waxaane Eebe ka rajaneynaa inuu naga aqbalo Acmaashii wanaagsaneed ee bisha Rammadan uu na nagu maneesto, Amni, farxad, bashbash iyo barwaaqo sanadka kalena uu na gaarsiyo anagoo caafimaad qabna.
عيد الفطر المبارك ،لعام 2024، وكل عام ونحن بالأمن والصحة والسعادة والفرحة والسرور والعافية.
تقبل الله منا ومنكم.
Afgoye Youth Health Organization - AYHO
Ciid saciid
Hadal jeedinta Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Caafimaadka ee Degmada Afgoye Mudane Xamza Mohamed Ee Xafladda Qalinjabinta Ardayda Dufcadii 17aad ee Simacot
15/02/2024
Gadoomiyaha ururka dhalanyaradda caafimaadka ee DEG.Afgooye Dr Hamza Mohamed Muqtar iyo gudoomiye kuxigeenka Dr Abdiraxman Abdukadir Jimcale ayaa maanta ka qayb galay xaflada qalan jebinta iyo 19sano guuradii ka soo wareegatay aas-aaska SCHOOLKA SIMACOT Ee degmada Afgooye
Gudoomiyaha ayaa waxaa balanqaadyo usameeyay ardada qalinjabisay iyo waxaa kaloo shahaado sharaf gudoonsiiyay ardada kaalmaha H**e kagalay .
Hamplyo ayaan leenahay bahda SIMACOT SCHOOL.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu