SOOL SPORT CLUB

Directions

SOOL  SPORT CLUB Waxaanu Soo dhoweyneynaa Guud Ahaan Shacabka Somaliyeed Gaar Ahaan Tageerayashayada
Sharafta Leh Da

WAKHTI TEGAY TIIGSIMAAD MA LEH ❤️Allaha u naxariisto intii dhimatay, inta xanuunsanna Allaha caafiyo. Inta culaysyada ha...
20/09/2026

WAKHTI TEGAY TIIGSIMAAD MA LEH ❤️
Allaha u naxariisto intii dhimatay, inta xanuunsanna Allaha caafiyo. Inta culaysyada haysta Allaha ka dulqaado, intii barwaaqeysanna Allaha u siyaadiyo. 🤲
Maxaad ku xusuusataan waagii h**e iyo intii soo gaadhey?

Mid saaxiibadayada ka mid ahaa wuxuu aad ula dhacsanaan jiray inuu raacraaco ciyaartoyda oo kabahooda u qaado. 😄

Mid ka mid ah ciyaartoyda uu aad u jeclaa wuxuu ahaa Messi, xilligii uu halkaas joogay.
Waa xusuuso aan waqtigu tirtiri karin. ❤️

Cabdikaadir Cabdirashiid Axmed oo kamid ah bahda ciyaaraha Waqooyi Bari ayaa ku guulaystay xilka Guddoomiyaha Xidhiidhka...
01/09/2026

Cabdikaadir Cabdirashiid Axmed oo kamid ah bahda ciyaaraha Waqooyi Bari ayaa ku guulaystay xilka Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Waqooyi Bari.
🏆 Guushan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo lagu horumarinayo, laguna mideynayo bahda kubadda cagta Waqooyi Bari.
⚽️ Bahda iyo maamulka Sool Sports Club, annagoo isku dhan, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Guddoomiye Cabdikaadir Cabdirashiid Axmed munaasabadda xilka loo doortay.
Waxaan kuu rajaynaynaa guul, hoggaan wanaagsan iyo horumar waara. Waxaan sidoo kale rajaynaynaa inaad door muuqda ka qaadato horumarinta kubadda cagta Waqooyi Bari. 🤝🏆
Hambalyo Guddoomiye! 🇸🇴❤️
Sool Sports Club — Bahda Ciyaaraha oo Dhan.
Kubadda Cagta Waqooyi Bari — Horumar & Midnimo. ⚽️

Hambalyo Dhamaan Reer Waqooyi Bari Meelwalbaa Dunida aka Jogtaan 💙🤍🐎💚
30/07/2026

Hambalyo Dhamaan Reer Waqooyi Bari Meelwalbaa Dunida aka Jogtaan 💙🤍🐎💚

💚🩷 OMAR A.ARTAN  waa halyey Soomaaliyeed oo guuleystay. Waxaan u rajeynaynaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed inay ku ...
11/06/2026

💚🩷 OMAR A.ARTAN waa halyey Soomaaliyeed oo guuleystay. Waxaan u rajeynaynaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed inay ku daydaan dadaalkiisa, kuna faanaan dalkooda, kana shaqeeyaan inay magac iyo sharaf u soo hooyaan Soomaaliya. Guul iyo horumar ayaan u rajeynaynaa Omar Artan iyo dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed. 🇸🇴🏆 💚🩷

SOOL SPORTS CLUB STATEMENTBage Sool Sports Club waxay si adag ula wadaagaysaa walaaca iyo dareenka ka dhashay tacaddiga ...
08/06/2026

SOOL SPORTS CLUB STATEMENT

Bage Sool Sports Club waxay si adag ula wadaagaysaa walaaca iyo dareenka ka dhashay tacaddiga iyo cadaalad darrada loo geystay garsooraha Soomaaliyeed Omar Abdulkadir Artan, oo FIFA u xushay World Cup.

Waxaa si weyn loo su’aalay:
Sidee qof Soomaali ah oo heer caalami ah gaaray loogu diidi karaa gelitaanka dalka martigelinaya tartanka?
Arrintani ma aha dhacdo gooni ah, balse waxay iftiiminaysaa:
Dhibaatada matalaadda dibadda
Tabar-darrada difaaca muwaadiniinta Soomaaliyeed
Iyo baahida loo qabo diblomaasiyad xooggan oo shaqeysa
Dal kasta wuxuu si adag u ilaaliyaa muwaadiniintiisa iyo wakiilladiisa caalamka. Su’aasha hortaalla waa:

Soomaaliya maxay ka qabataa marka ay dhacaan xaalado sidan oo kale ah?
Arrintani sidoo kale waa niyad-jab weyn (setback) ku ah ciyaartooyda Soomaaliyeed iyo guud ahaan bahda ciyaaraha, maadaama ay dhaawaceyso kalsoonida iyo fursadaha ay ku matalaan dalka caalamka.
Bage Sool Sports Club iyo dhammaan taageerayaasha Soomaaliyeed waxaan si dhab ah ula dareemaynaa xanuunka iyo niyad-jabka arrintan ka dhashay.

Ugu dambeyn, xaqiiqdu waa mid cad:
Sharaf caalami ah laguma helo hadal oo kaliya, balse waxaa lagu helaa difaac, nidaam shaqeeya, iyo matalaad dhab ah.

Mahadsanidin

WAXAA LAYKA  RABAAA MAGACYADA 2XIDIG EE IDIIN MUUQDA ? MAXAAD KA XASUUSATAA WAYAHOODII GUBADA?
10/03/2026

WAXAA LAYKA RABAAA MAGACYADA 2XIDIG EE IDIIN MUUQDA ?
MAXAAD KA XASUUSATAA WAYAHOODII GUBADA?

Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah Waa Wax Aad Loogu Farxo intaas Oo Qof waxa Ay usoo Baxeen In Niman Horgalo Ah ...
09/12/2024

Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah
Waa Wax Aad Loogu Farxo intaas Oo Qof waxa Ay usoo Baxeen In Niman Horgalo Ah Damcaan Iney Garooowe Ku hoos GeeyAan .
Hambalyo Dhamaan Kooxaha Dagmooyinka Iyo Dhamaan Bulshadii Daawaneysay Iyo Intii Soo Qaban Qaabisayba ..

Taageerayaasha Xulalka Gobalada Ssc-Khaatumo Waxay Cambaareynayaan Falka Waxuuushnimada Leh Ay Kula Kaceen kooxo uu Shee...
09/12/2024

Taageerayaasha Xulalka Gobalada Ssc-Khaatumo Waxay Cambaareynayaan Falka Waxuuushnimada Leh Ay Kula Kaceen kooxo uu Sheegay Iney Ku Ciyaarayaan Xulalka Gobalka Sool Iyo Buhodle . Mamulka Dani Ee Magaalada Garowe Waxa Ay Daandaasi Kuwadaaan Bahda Ciyaartooyda Ee Reer ssc-Khaatumo Sidaa Darteeen waxa Aanu Soo saari Doonaaa Go.aamo Dagdag Ah … Insha Allahu Tacaalaaa . Allaa Mahadleh .

Nuur Ali Farah Mohamed Esse Ahmed Qani Awil Hurre Mohamed Salo Legendary ✅SSCSPORTSCLUB ✅🔥
29/11/2024

Nuur Ali Farah
Mohamed Esse
Ahmed Qani
Awil Hurre
Mohamed Salo
Legendary ✅SSCSPORTSCLUB ✅🔥

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOOL SPORT CLUB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category