27/01/2017
Shabakada Goal ayaa soo xigatay ciyaartoyda ugu macquulsan ee kooxahooda ka dhaqaaqi kara inta uusan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xirmin walow kooxaha ugu waaweyn ee horyaalka Premier League-ga aynan sameyn saxiixyo maadaama ay eeganayaan ciyaaryahan macquul gal ah kaa oo baahida ay kooxdu qabto ka bixin kara iyadoo dhawaanahan kooxda Chelsea ay raacdeysi ugu jirto sidii ay ku heli lahayd bedelka goolhayahooda Thibuat Courtois maadaama uu xiddigan doonayo u dhaqaaqista kooxda Real Madrid. [ 892 more words ]
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/wax-ka-ogow-waxyaabihii-ay-ka-qoreen-majaladaha-ka-faalooda-ciyaaraha-suuqa-kala-iibsiga-ciyaartoyda-gelinkii-dambe-ee-maanta/
Wax Ka Ogow Waxyaabihii Ay Ka Qoreen Majaladaha Ka Faalooda Ciyaaraha Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Gelinkii Dambe Ee Maanta?
Shabakada Goal ayaa soo xigatay ciyaartoyda ugu macquulsan ee kooxahooda ka dhaqaaqi kara inta uusan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xirmin walow kooxaha ugu waaweyn ee horyaalka Premier League-ga aynan sameyn saxiixyo maadaama ay eeganayaan ciyaaryahan macquul gal ah kaa oo baahida ay kooxdu qabto
27/01/2017
Lionel Messi ayay maanta u ahayd maalin murugo kadib markii uu ogaaday in uu geeriyooday tababarihiisii ugu h**eeyay ee kubbada cagta soo baray ee Ernesto Vecchio kaas xidiga ree Argentina ku soo laylyay kooxda Newell’s Old Boys markii uu carruurta ahaa. Tababarihii kooxda ree Argentina ee Newell’s Old Boys ayaa geeriyooday isaga oo 65 sano jir ah waxaana laga helay isaga oo mayd ah laga helay gurigiisa oo ku yaala magaalada Rosario ee uu Lionel Messi ku soo koray. [ 95 more words ]
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/rasmi-tababarihii-h**e-ee-soo-tababaray-lionel-messi-ee-ernesto-vecchio-oo-geeridiisa-la-xaqiijiyay/
RASMI: Tababarihii H**e Ee Soo Tababaray Lionel Messi Ee Ernesto Vecchio Oo Geeridiisa La Xaqiijiyay
Lionel Messi ayay maanta u ahayd maalin murugo kadib markii uu ogaaday in uu geeriyooday tababarihiisii ugu h**eeyay ee kubbada cagta soo baray ee Ernesto Vecchio kaas xidiga ree Argentina ku soo laylyay kooxda Newell’s Old Boys markii uu carruurta ahaa. Tababarihii kooxda ree Argentina
27/01/2017
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa nasiib ku lahaa in ilaa hadda aanu wax cadaadis wayn ah ka soo dareemin kursiga kaydka Santaigo Bernabeu, laakiin macalinka ree France ayaa galay waji cusub oo waayihiisa tababaranimo ee Real Madrid ah. Waxaa jira dhaqan la aaminsan yahay kaas oo ku salaysan tartanka koobka kooxaha aduunka ee Club World Cupka ee Japan lagu qabto iyo xidhiidhka xun ee laga dhexaysiiyay in kooxaha uu qaab ciyaareedkoodu lumo marka ay ku soo guulaystaan. [ 338 more words ]
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/xaqiiq-zinedine-zidane-oo-ku-socda-dariiqii-carlo-ancelotti-shaqada-madrid-looga-ceriyay-inkaarta-club-world-cup-ka-oo-markale-los-blancos-ku-habsatay/
XAQIIQ: Zinedine Zidane Oo Ku Socda Dariiqii Carlo Ancelotti Shaqada Madrid Looga Ceriyay & Inkaarta Club World Cup-ka Oo Markale Los Blancos Ku Habsatay
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa nasiib ku lahaa in ilaa hadda aanu wax cadaadis wayn ah ka soo dareemin kursiga kaydka Santaigo Bernabeu, laakiin macalinka ree France ayaa galay waji cusub oo waayihiisa tababaranimo ee Real Madrid ah. Waxaa jira dhaqan la aaminsan yahay kaas oo
27/01/2017
Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa hal shuruud ku xidhay in kooxdiisu ay iska iibiso goolhaye Asmir Begovic kaas dalab rasmi ah ka helay kooxda Bournemouth. Antonio Conte ayaa cadeeyay in kooxdiisay ayna Begovic u ogolaan doonin ilaa inta ay ka helayaan badalkiisa. Chelsea ayaa laga soo diiday dalab rasmi ah oo ay ka gudbisay goolhayaha kooxda Celtic ee Craig Gordon. [ 173 more words ]
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/tababare-antonio-conte-oo-hal-shuruud-ku-xiray-bixitaanka-goolhaye-asmir-begovic-hadase-shuruudaa-maxay-tahay/
Tababare Antonio Conte Oo Hal Shuruud Ku Xiray Bixitaanka Goolhaye Asmir Begovic, Hadase Shuruudaa Maxay Tahay?
Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa hal shuruud ku xidhay in kooxdiisu ay iska iibiso goolhaye Asmir Begovic kaas dalab rasmi ah ka helay kooxda Bournemouth. Antonio Conte ayaa cadeeyay in kooxdiisay ayna Begovic u ogolaan doonin ilaa inta ay ka helayaan badalkiisa. Chelsea ayaa laga soo
27/01/2017
Khabiirka kubbada cagta Spain iyo Sky Sports ee Guillem Balague oo su’aalo dhawr ah ka jawaabay ayaa ka hadlay qorshaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ee dhamaadka xili ciyaareedkan, wuxuuna sheegay in Real Madrid ayna ku faraxsanayn adeega goolhaye Keylor Navas isla markaana ay xidhiidh la samayn doonaan Thibaut Courtois iyo David De Gea oo ka tirsan kooxaha Chelsea iyo Manchester United. [ 232 more words ]
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/khabiirka-kubbada-cagta-spain-iyo-sky-sports-ee-guillem-balague-oo-ka-hadlay-qorshaha-real-madrid-ee-courtios-david-dea-gea-iyo-alvaro-morata-diego-costa-sida-uu-mustaqbalkoodu-noqon-doono/
Khabiirka Kubbada Cagta Spain Iyo Sky Sports Ee Guillem Balague Oo Ka Hadlay Qorshaha Real Madrid Ee Courtios & David Dea Gea, Iyo Alvaro Morata & Diego Costa Sida Uu Mustaqbalkoodu Noqon Doono
Khabiirka kubbada cagta Spain iyo Sky Sports ee Guillem Balague oo su’aalo dhawr ah ka jawaabay ayaa ka hadlay qorshaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ee dhamaadka xili ciyaareedkan, wuxuuna sheegay in Real Madrid ayna ku faraxsanayn adeega goolhaye Keylor Navas isla markaana ay xidhiidh la
27/01/2017
RASMI:Atletico Madrid Vs Barcelona Iyo Isku Aadka Afar Dhamaadka Copa Del Rey Oo La Soo Saaray Iyada Oo Simeone Iyo Enrique Ay Madaxa Iskula Jiraan
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/rasmiatletico-madrid-vs-barcelona-iyo-isku-aadka-afar-dhamaadka-copa-del-rey-oo-la-soo-saaray-iyada-oo-simeone-iyo-enrique-ay-madaxa-iskula-jiraan/
RASMI:Atletico Madrid Vs Barcelona Iyo Isku Aadka Afar Dhamaadka Copa Del Rey Oo La Soo Saaray Iyada Oo Simeone Iyo Enrique Ay Madaxa Iskula Jiraan
Waxaa la soo saaray isku aadka afar dhamaadka Copa Del Rey waxaana ka soo baxay kulan wayn oo xiiso badan iyada oo kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ay madaxa iskula jiraan isla markaana ay Diego Simeone iyo Luis Enrique markale ku xifiltami doonaan kulan loogu soo baxayo finalka Copa Del Rey.
27/01/2017
Daafacii horre England Rio Ferdinand ayaa doortay laba xidiig oo uu keeni lahaa Manchester United hadii farta laga saaro akoonka kooxdiisii horre. Red Devils ayaa xagaagii lasoo dhaafay suuqa kala iibsiga rikoor weyn ka dhigtay madama ay Paul Pogba ka dhigeen xiddiga ugu qaalisan dunida. Sidoo kale Jose Mourinho wuxuu Old Trafford keenay Eric Bailly, Zlatan Ibrahimovic Iyo Henrikh Mkhitaryan kuwaas oo loo gartay iney yahiin saxiixyo fiican. [ 127 more words ]
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/xiddigii-h**e-kooxda-manchester-united-rio-ferdinand-oo-xushay-laba-ciyaaryahan-oo-uu-keeni-lahaa-united-ku-hadase-waa-kuwee/
Xiddigii H**e Kooxda Manchester United Rio Ferdinand Oo Xushay Laba Ciyaaryahan Oo Uu Keeni Lahaa United-ku, Hadase Waa Kuwee?
Daafacii horre England Rio Ferdinand ayaa doortay laba xidiig oo uu keeni lahaa Manchester United hadii farta laga saaro akoonka kooxdiisii horre. Red Devils ayaa xagaagii lasoo dhaafay suuqa kala iibsiga rikoor weyn ka dhigtay madama ay Paul Pogba ka dhigeen xiddiga ugu qaalisan dunida. Sidoo kale
27/01/2017
Weeraryahanka kooxda Chelsea ayaa dib ugu soo laabtay kooxda kulankii ugu dambeyay oo ay la ciyaareen Hull City isagoo qeybtii h**e ee kulankaas dhaliyay goolkiisii 15-aad ee xilli ciyaareedkan. Costa ayaa lagu soo waramayey in uu u dhaqaaqayo horyaalka Chinese Super League balse waxaa ay u muuqataa in uu imminkadan diiradda saarayo fursadda uu ku haysto kooxda Blues. Ninka halyeyga ka ah Stamford Bridge ayaa la soo dhigay isagoo qoslayo intii lagu guda jiray xarunta tababarka kooxda ee Cobham maalinnimadii shalay isagoo dhaliyay gool aanan caadi ahayn kaa oo uu ku dhaliyay .
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/sawiro-diego-costa-oo-wax-cajiib-ah-ku-dhex-sameyay-gegida-ay-kooxda-blues-ku-tababarato-ee-cobham/
Sawiro: Diego Costa Oo Wax Cajiib Ah Ku Dhex Sameyay Gegida Ay Kooxda Blues Ku Tababarato Ee Cobham
Weeraryahanka kooxda Chelsea ayaa dib ugu soo laabtay kooxda kulankii ugu dambeyay oo ay la ciyaareen Hull City isagoo qeybtii h**e ee kulankaas dhaliyay goolkiisii 15-aad ee xilli ciyaareedkan. Costa ayaa lagu soo waramayey in uu u dhaqaaqayo horyaalka Chinese Super League balse waxaa ay u muuqataa
27/01/2017
Manchester United ayaa rajeyneysa in saxiixooda ugu qaalisan Paul Pogba uu saaxiibtinimadiisa ugu qancin karo Antoine Griezmann inuu yimaado Old Trafford. (Daily Record). West Ham ayaa la aaminsan yahay iney aqbali doonto hadii dalab hormarsan oo 30 Malyan oo pound ah ay Marsielle kasoo gudbiso 29-jirkooda reer France Dimitri Payet. (Daily Mirror). Daafaca midig ee Manchester United Matteo Darmian oo 27-jir ah ayaa guri ka raadinaya magaalada Milan isagoo isha ku haya inuu u dhaqaaqo Inter Milan. [ 154 more words ]
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/waa-kuwee-ciyaartoyda-loogu-doondoonista-badanyahay-suuqa-kala-iibsiga-ciyaartoyda-maanta-oo-jimce-ah-iyadoo-ay-ka-harsantahay-oo-keliya-muddo-afar-maalmood-xilli-uu-xirmi-doono-31-ka-bishan/
Waa Kuwee Ciyaartoyda Loogu Doondoonista Badanyahay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Maanta Oo Jimce Ah Iyadoo Ay Ka Harsantahay Oo Keliya Muddo Afar Maalmood Xilli Uu Xirmi Doono 31-ka Bishan
Manchester United ayaa rajeyneysa in saxiixooda ugu qaalisan Paul Pogba uu saaxiibtinimadiisa ugu qancin karo Antoine Griezmann inuu yimaado Old Trafford. (Daily Record). West Ham ayaa la aaminsan yahay iney aqbali doonto hadii dalab hormarsan oo 30 Malyan oo pound ah ay Marsielle kasoo gudbiso
27/01/2017
Afar kooxood ayaa xaqiijiyay iney usoo gudbeen Semi Finalka koobka Boqorka (Copa del Rey) waxeyna kala yahiin: Deportivo Alaves, Atletico Madrid, Celta Vigo Iyo Barcelona kuwaas oo si awood leh kusoo gaaray heerkaan afar dhamaadka ah. Barcelona waxey 6-2 kaga soo baxday labadii lug ee la ciyaaray kooxda Real Sociedad, sidoo kalana Celta Vigo waxey 4-3 kusoo cuntay kooxda Real Madrid, Atletico Madrid qudheeda si weyn ayey kusoo gudubtay madama ay 5-2 kaga soo baxday Eibar halka Alaves ay tahay kooxda sida daciifka ah kusoo baxday marka loo barbardhigo koxaha kale 2-0 ayeyna kaga soo gudubtay Alcoron. [ 102 more words ]
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/kooxaha-isugu-soo-haray-xilliga-la-qaban-doono-waqtiga-kulamada-wax-walba-oo-ku-saabsan-isku-aadka-semi-final-ka-copa-del-rey/
Kooxaha Isugu Soo Haray, Xilliga La Qaban Doono, Waqtiga Kulamada & Wax Walba Oo Ku Saabsan Isku Aadka Semi Final-ka Copa Del Rey
Afar kooxood ayaa xaqiijiyay iney usoo gudbeen Semi Finalka koobka Boqorka (Copa del Rey) waxeyna kala yahiin: Deportivo Alaves, Atletico Madrid, Celta Vigo Iyo Barcelona kuwaas oo si awood leh kusoo gaaray heerkaan afar dhamaadka ah. Barcelona waxey 6-2 kaga soo baxday labadii lug ee la ciyaaray
27/01/2017
January 28 waa bilowga sanadka cusub ee dhaqanka u ah dadka Shiinaha – Real Madrid ayaana u dabaal dagtay si ay u weyneeyaan dadka dalkaas iyo ciyaariyahankooda da’da yar ee Lin Liangming kaas oo ka tirsan ciyaartoyda heerka hoose ee kooxda. Marcelo, Pepe, Ramos Iyo Cristiano Ronaldo ayaa soo agaasimay xaflad yar oo aysan suuragalin in muuqaalkeeda la helo balse shabakadda Marca ay soo gudbisay sawirka hoose, waxeyna si wareeg ah ciyaartoydaas ugu fariisteen kuraas taala hareeraha miis lagu sharaxay cuntooyin fudud. [ 70 more words ]
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/warbixin-real-madrid-oo-u-dabaal-dagtay-sanadka-cusub-ee-shiinaha-sababta-oo-la-ogaaday/
WARBIXIN: Real Madrid Oo U Dabaal Dagtay Sanadka Cusub Ee Shiinaha & Sababta Oo La Ogaaday
January 28 waa bilowga sanadka cusub ee dhaqanka u ah dadka Shiinaha – Real Madrid ayaana u dabaal dagtay si ay u weyneeyaan dadka dalkaas iyo ciyaariyahankooda da’da yar ee Lin Liangming kaas oo ka tirsan ciyaartoyda heerka hoose ee kooxda. Marcelo, Pepe, Ramos Iyo Cristiano Ronaldo ayaa soo
27/01/2017
Salaamulaahi Calaykum, Dhamaan bahda ku xiran Hoyga Ciyaaraha Caalamka ee Allciyaaraha, Maanta oo Jimce ah waxaan jecleysanay in aan idin soo gudbino 30-kii gool ee ugu yaabka badnaa oo ay dhaliyeen ciyaartoyda daafaca ka ciyaara gaar ahaan qaaradda yurub iyadoo aad ku arki kartaan muuqaalkan inta uu socdo wax yaabo aadan marna maanka gelineyn kuwaa oo misna ay sameyeen ciyaartoyda daafacyada ah walow ay mararka qaar aan la dhayal saneyn sababtoo ah xiliyada qaar waxaa ay badalaan booska weerarka taa oo keenta in ay dhaliyaan goolal muhiim u ah kooxdooda. Balse Hadal Yaan Kugu Daalin Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:
http://allciyaaraha.com/2017/01/27/waa-kuwee-30-kii-gool-ee-ugu-yaabka-badnaa-misna-ay-dhaliyeen-xidigaha-daafaca-ka-ciyaara/
Waa Kuwee 30-kii Gool Ee Ugu Yaabka Badnaa Misna Ay Dhaliyeen Xidigaha Daafaca Ka Ciyaara?
Salaamulaahi Calaykum, Dhamaan bahda ku xiran Hoyga Ciyaaraha Caalamka ee Allciyaaraha, Maanta oo Jimce ah waxaan jecleysanay in aan idin soo gudbino 30-kii gool ee ugu yaabka badnaa oo ay dhaliyeen ciyaartoyda daafaca ka ciyaara gaar ahaan qaaradda yurub iyadoo aad ku arki kartaan muuqaalkan inta