29/01/2024
Waxaan u hambaliyenayaa Ururka Kubadda Cagta Galmudug oo ah Xubin ka mid ah Xubanaha Xiriirka Somaliyeed ee kubadd Cagta oo Xulkooda kubadda Cagta Galmudug noqotay Champion ka Tartanka Dowlad Goboleedyadda iyo Gobolka Banaadir Sanadkaan 2024.
Hambaliyo Galmudug State ππβ½οΈ
Sidoo Kale Ururka Kubadda Cagta Hirshabelle Kooxda Xulka Hirshabelle waan u hambaliyenaya dadaalka eey muujiyeen ciyaarta oo ah guul iyo Guuldaro.
Dhamaan Ururadda kubadda Cagta iyo Gobolka Banaadir waan u hambaliyenaya dadaalka soo nooleynta kubadda Cagta. Dhamaan inta qeybta ka ahaa Tartanka Dowlad Gobaleedyadda iyo Gobolka Banaadir oo kala ah Heyβadaha Amniga iyo Wasaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha DF.
Si la mid ah Saraakisha abaabulka Tartanka ee Gudiga tartamadda Xiriirka Somaliyeed ee kubadda Cagta.
Hambaliyo ayan lee yahay kooxda Galmudug ππβ½οΈ
10/09/2023
Good luck π Final General Daβud Cup 2023
Elman Sc Vs Dekadaha FC
ποΈ Eng. Yariisow Satdoum
Date: 11/09/2023.
Another beautiful Game.
All eyes π πͺπΎπΈπ΄β½οΈ
25/06/2023
Match day tomorrow General Daβud Cup 22-23 seasonal Year 2023.
Elman Sc Vs Al-beder FC
Venue: Mogadishu Stadium ποΈ
Sacadda 3:30pm galabnimo
Good luck π π β½οΈπΈπ΄
13/04/2023
Waxaan bogaadinayaa Kooxda Xulka Qaranka Somaliyeed ee U17 jiradda ka yar oo Safar u bixo doonan maalinta berito ah.
Wasaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha JFS iyo Xiriirka Somaliyeed ee kubadda Cagta ayaa caawa u qabtay Afur iyo Casho lagu soogotinaye Ciyaartoyda iyo Macaliminta Xulka Qaran ka.
Xulka qaranka Somaliya ee ka yar 17 jiradda ayaana horay ugu soo guuleystay ciyaaraha CECAFA ee isreeb reebka koobka AFCON U17 ee hada ka dhici doono Waddanka Algeria 29th April ilaa 19tj May 2023. Oo eey ka qeybgali doonan 12 daal ee ka soo gudbay wareega isreeb reebka ciyaaraha zonal ka ee Sanadki h**e 2022.
Ciyaartoyda xulka qaran ka oo ah Champion ka CECAFA Qualifiers 2022 Ethiopia ciyaarihi lagu qabtay ayaa ku matali doono tartankaan waddamadda bariga iyo bartamaha Africa waxaana wehlin doono waddanka South Sudan oo kaalinta 2aad ku soo baxay.
Xafladda Cashada Caawa oo aheyd boogadin iyo dardaaran Xildhibanadda heer Federal iyo Heer Maamul goboleed iyo golaha Wasiiradda Xukumadda, xubanaha xiriirka Somaliyeed ee kubadda cagta, Gudiga Fulinta Xiriirka somaliyeed ee kubadda cagta, Ciyaartoyda Xulka qaranka Youth iyo Senior ka Macaliminta iyo Shirkaddaha dalka gaar ahaam Hormuud Telecom oo Dhiirigalin u sameysay xulka qaranka. Sidoo kale Secretariat ka SFF Iiyo Saxafadda.
Dhamaan Xulka qaranka U17 jiradda ka yar waxan u rajeynayaa guul Somaliya oo dhan mideysa insha allah.
Guul Somali National team U17 πͺπΎπΈπ΄β½οΈβ¨π«
06/04/2023
CAF African Schools Championship Ceremony by CAF top Leaders Vice-Presidents and General Secretary.
08/02/2023
Waxa galabta soo dhamaday Aqoon isweeydarsi waddamadda Qaradda Africa we Xubnaha ka ah Hayβadda kubadda Cagta aduunka ee FIFA kana dhacay Waddanka France π«π· magalada Paris.
Farxad ayeey ii ahyed in aan qeyb ka ahay anigoo matalaya Waddanka Somaliya gaar ahaan Xiriirka Somaliyeed ee kubadda cagta.
Somaliya guul ayaan u rajeynayaaa kubadd cagta waa xuduud malahan waa is dhexgalla bulashadda. β½οΈπͺπ«
βββββββββββββββββββββββ-
It was such a pleasure to be part of the FIFA tactical plann Seminar held in Paris France π«π·.
For all the Members of Associations of African countries. And i was proud to represent my country and football Family of Somalia from my Organization Somali Football Federation.
Football is a peace and for passion β€οΈβπ₯ for everyoneππ»πͺβ½οΈπ«
15/11/2022
Sharaf ayeey ii aheyd in aan u gudoomay shahaada wax qabadkisa gudomiyaha SFF shaqadda kubadda cagta inta uu hada xilka hayay.
Hambaliyo ππ»π«ππ»ππ₯
On be half of the SFF President has the honor to awarded the Excellence of what he has done during his interm of the Somali Football Federation.
Congrat ππ»π«πππ₯
28/02/2020
If success were easy, everyone would experience it, but it wouldnβt be special whatsoever.
These are the principles you need to live by to attain the success you dream of;
no matter how often you have seen so many artists been published in different aspects.