17/09/2017
Akshay Kumar: "Waxay Ka Micno tahay In Sanadka Uu Yahay Kaliya Tiro"
Waa 50 Jir Akshay Kumar Laakin Wuxuu U Muuqdaa Qof Dhalinyaro Ah Jir Dhisan Ishaysta Inuu Ku jiro Filim Jilista Ayaa Ka Caawisay Inuu Yahay Qof Maskaxdiisa Koriyay Noqdayna Qof Doortay Sheekooyin Qour
14/09/2017
Filimka Baadshaaho Oo Meelo Qaar Hit-ka Noqday
Filimka Baadshaaho Ayaa Ganacsi Fiican Ka Sameeynin Meelaha Oo Dhan Iyadoo Goobo Qaar Uu Filimka Hit-ka Noqday, Sida Bihar Oo Kale Wuxuuna Filimka Ku Garaacay Magaaladaas Filimka Sanadaanka Ugu Weyn E
14/09/2017
Ma Ahan Jacqueline Fernandez Salman Khan Oo Filimka Kick 2 Jacayl Kula Wadaagi Doono Deepika Padukone
Salman Khan Filimkiisa Kick Waa Hit-kiisa Ugu Weyn Jai Ho Kadib Kick Ayaa Wuxuu Salman Khan Ka Caawiyo Inuu Wacdaro Ka Dhigo Box Office-ka Iyadoo Laga Joogo Muda Labo Sano Ah Ayaa Si Dheqsi Ah Waxaa L
14/09/2017
( Wareysi ) Aditi Rao Hydari: " Bhoomi Ahaanteeda Waa Aduun Udhaxeeya Gabar Iyo Aabaheeda"
Waa Quruxley Waa Qof Jilicsan Dhabti Waa Sida Xaqiiqda Ah, Qof Kale Maahe Waxaan Ka Hadlaayaa Qof Qurux Cirka Leh Lagu Masaalo Ee Aditi Roa Hydari. Inaa La Kulanto Waa Riyo Kuu Rumooda MArka Loo Ee
13/09/2017
Varun Dhawan Wax Make-Up Kuma Marsan Doono Filimka Shoojit Sircar Ee October
Xidiga Jiilka Baritoole Ee Varun Dhawan Ayaa Dhawaan Bartiisa Bulshada Nagu Baray Atariishada La Wada Filimkiisa Xige Ee October Banita Sandhu, Oo Duubista Filimkooda Ku Dhaqaaqi Doonaan. In Laga
13/09/2017
U Diyaar Garow Qayb Labaad Oo Laga Sameyndoono Filimka Shubh Mangal Saavdhan.
“Shubh Mangal Saavdhan” director-kiisa R.S. Prasanna Ayaa Sheegay In Uu Huba In Qayb Labaad Laga Sameeyo Filimka Noocaan Oo Kale, Prasanna Oo Guusha Xaflada Haweenka Talaadada Ku Sugnaa Ayaa La W
11/09/2017
Maxaa Kajira In Hrithik Roshan Oo Kangana Darteed U Diiday Filimka Amad Kumar Ee Super 30?
Dhamaanba Dadkii U Xiisa Qabay In Hrithik Iyo Anand Kumar Ay Ka Wada Shaqeeyaan Filimka Super 30 Ayaa Noqday Mid Aan Surtagalin Waana War Xun Qaof Udhaw Qolada Filimka Ayaa Mid-day U Sheegay In Anand
26/07/2014
farmaajo waa nin jacel dadkisa dadkisa allah inoo dhowro noolow mudane farmaajo
26/07/2014
madamada ay shacabka somaliyeed ay wayay dadka qaali ku ah qaranka somaliya ma u qalmaa in uu xilka umada somaliyeed in uu siihaayo mudane xassan sheikh maxamuud
????
26/07/2014
hooyo somaliyeed allah unaxariitso mama saado cali warsame