Jakta page

Jakta page

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jakta page, Sports Event, Ahmed qadar cabdi jaamac, Muqdisho.

Photos from Jakta page's post 04/12/2022

Wasiirka Wasaaradda kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga ah (Blue Economy) ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aaden ayaa ka qeybgal furitaanka madasha sanadlaha ah ee aragti wadaagga oo uu soo qaban qaabiyey mahadka daraasaadka Siyaasadda ee Heritage.

Madashan oo lagu qabtay magaalada Djibouti ayaa sannadkan diiradda lagu saarayaa saameynta isbadalka cimilada iyo Colaadaha Geeska Afrika.

Wasiir Ahmed Hassan Aaden oo bogaadiyey madashan ayaa ku tilmaamay in ay tahay madal kulmisay labeenta Soomaalida islamarkaana uu rajeynayo in ay kasoo baxaan wax wanaagsan oo xalal waara u noqda saameynta ka dhalatay isbadalka iyo colaadaha geeska Afrika.

04/12/2022

Bukaan Qaliin ku galaya Isbitaalka Shaafi ayaa deg deg ugu baahan dhiiga noociisu yahay 0- Fadlan ku sadaqeyso dhiigaaga oo la xiriir

0615945588 ama 0618714470

15/09/2022

Respect 🩸

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Ahmed Qadar Cabdi Jaamac
Muqdisho