20/03/2016
Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay in kulanka ay caawa wajahayaan naadiga Sevilla, uu yahay mid adag, ciyaartan oo ka tirsan tartanka La Liga Spain. Los Blancos ayaa haatan 15 dhibcood oo nadiif ah ka dambeysa, hogaamiyayaasha horyaalka Spain ee Barcelona, laakiinse Zidane ayaa ku adkaysanaya in kooxda uu haatan maamulo ee Real Madrid ay tahay mid ka mid ah naadiyadda ugu wanaagsan duniddaa dhan kastana ay meel ka saari doonaan caawa Sevilla. [ 92 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/20/tababaraha-real-madrid-zinedine-zidane-oo-ka-hadlay-kulanka-adag-ay-caawa-ka-hortagayaan-sevilla-muxuuse-ka-yiri-ciyaartan-iyo-muhiimadda-ay-kooxdiisa-u-leedahay/
Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane Oo Ka Hadlay Kulanka Adag Ay Caawa Ka Hortagayaan Sevilla, Muxuuse Ka Yiri Ciyaartan Iyo Muhiimadda Ay Kooxdiisa U Leedahay.?
Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay in kulanka ay caawa wajahayaan naadiga Sevilla, uu yahay mid adag, ciyaartan oo ka tirsan tartanka La Liga Spain. Los Blancos ayaa haatan 15 dhibcood oo nadiif ah ka dambeysa, hogaamiyayaasha horyaalka Spain ee Barcelona, la…
20/03/2016
Xiddigaha kala ah Riccardo Montolivo iyo Alex ayaa dib ugu soo laabto safka Kooxda AC Milan, ka hor kulanka ay caawa la qaadan doonaan Kooxda Lazio. Hogaamiyaha Kooxda Rosanerri Sinisa Mihajlovic ayaa xaqiijiyay in Cayaariyahankiisa Juraj Kucka uu weli saran yahay miiska daawaynta ee Kooxda Milaano, xilli uu wali xanuun ka dareemayo muruqa. Dhanka kale M’Baye Niang ayaa la xaqiijiyay inta ka dhiman xilli ciyaareedkan in uu Kooxda ka maqnaan doono, ka dib markii ay wax yeelo kasoo gaartay canqowga, xilli uu ku dhaawacmay shil baabuur. [ 48 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/20/daawo-sawiradda-xiddigaha-kala-ah-montolivo-iyo-alex-oo-dib-ugu-soo-laabtay-tababarka-kooxdda-ac-milan/
Daawo Sawiradda Xiddigaha Kala Ah Montolivo Iyo Alex Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tababarka Kooxdda AC Milan.
Xiddigaha kala ah Riccardo Montolivo iyo Alex ayaa dib ugu soo laabto safka Kooxda AC Milan, ka hor kulanka ay caawa la qaadan doonaan Kooxda Lazio. Hogaamiyaha Kooxda Rosanerri Sinisa Mihajlovic ayaa xaqiijiyay in Cayaariyahankiisa Juraj Kucka uu weli saran yahay miiska daawaynta ee Kooxda Milaano,…
20/03/2016
Waxaa xusid mudan akhristayaasheena sharafta leh in maanta oo axad ah la ciyaari doono, kulamo ka tirsan horyaaladda kala duwan ee caalamka laga ciyaaro. Haddaba horyaaladda qaaradda yurub laga ciyaaro ee aadka loo xiiseeyo ayaa maanta waxaa ka jira kulamo xiiso leh, kuwaas oo soo gali doona galabta ilaa caawa. Xilli horyaaladda kala duwan sidda La liga-ha Spain, Serie A Italy iyo Bundesliga-ha Germany la ciyaari doono iyo sidoo kale horyaalka Premier League-ga England. [ 135 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/20/warbixin-xogta-kulamadda-maanta-oo-axad-ah-ilaa-caawa-laga-ciyaari-doono-qaaradda-yurub-kooxuhu-sidday-isku-arkayaan-iyo-saacaddaha-aad-daawan-karto-ciyaarahan-2/
WARBIXIN: Xogta Kulamadda Maanta Oo Axad Ah Ilaa Caawa Laga Ciyaari Doono Qaaradda Yurub, Kooxuhu Sidday Isku Arkayaan Iyo Saacaddaha Aad Daawan Karto Ciyaarahan.
Waxaa xusid mudan akhristayaasheena sharafta leh in maanta oo axad ah la ciyaari doono, kulamo ka tirsan horyaaladda kala duwan ee caalamka laga ciyaaro. Haddaba horyaaladda qaaradda yurub laga ciyaaro ee aadka loo xiiseeyo ayaa maanta waxaa ka jira kulamo xiiso leh, kuwaas oo soo gali doona galabta…
19/03/2016
Inkastoo ay kala duwan yihiin dhamaan ciyaaraha laga ciyaaro daafaha caalamka, haddana sidaas oo ay tahay waxay mar walba ka wada siman yihiin, daawashadda iyo la socoshadda heerarka kala duwan ee madadaalada dhamaan ciyaar kasta oo dunidda laga ciyaaro. Tan kale oo ay ka siman yihiin, ciyaaraha dunidda laga dheelo waxaa ka mid ah in qaybtoodd ay is taageeraan. Haddaba maanta waxaan halkaan akhristayaasheena sharafta leh aan idiinku soo gudbinaynaa, qaar ka mid ah 30-ka dadyowga ugu caansan wadidda baabuurta dheereeye ee orodada loogu barato ee Formula 1 iyo kooxaha ay taageeraan, marka loo eego dhanka kubadda cagta. [ 160 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/19/warbixin-wax-ka-ogow-xogta-ilaa-30-ka-mid-ah-dadka-ugu-caansan-waddida-baabuurta-orodada-ah-ee-formula-1-iyo-kooxaha-ay-caalamka-ka-taageeraan/
Warbixin: Wax Ka Ogow Xogta Ilaa 30 Ka Mid Ah Dadka Ugu Caansan Waddida Baabuurta Orodada Ah Ee Formula 1 Iyo Kooxaha Ay Caalamka Ka Taageeraan.
Inkastoo ay kala duwan yihiin dhamaan ciyaaraha laga ciyaaro daafaha caalamka, haddana sidaas oo ay tahay waxay mar walba ka wada siman yihiin, daawashadda iyo la socoshadda heerarka kala duwan ee madadaalada dhamaan ciyaar kasta oo dunidda laga ciyaaro. Tan kale oo ay ka siman yihiin, ciyaaraha dun…
19/03/2016
Waxaa xusid mudan akhristayaasheena sharafta leh in maanta oo sabti ah la ciyaari doono, kulamo ka tirsan horyaaladda kala duwan ee caalamka laga ciyaaro. Haddaba horyaaladda qaaradda yurub laga ciyaaro ee aadka loo xiiseeyo ayaa maanta waxaa ka jira kulamo xiiso leh, kuwaas oo soo gali doona galabta ilaa caawa. Xilli horyaaladda kala duwan sidda La liga-ha Spain, Serie A Italy iyo Bundesliga-ha Germany la ciyaari doono iyo sidoo kale horyaalka Premier League-ga England. [ 134 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/19/warbixin-xogta-kulamadda-maanta-oo-sabti-ah-ilaa-caawa-laga-ciyaari-doono-qaaradda-yurub-kooxuhu-sidday-isku-arkayaan-iyo-saacaddaha-aad-daawan-karto-ciyaarahan/
WARBIXIN: Xogta Kulamadda Maanta Oo Sabti Ah Ilaa Caawa Laga Ciyaari Doono Qaaradda Yurub, Kooxuhu Sidday Isku Arkayaan Iyo Saacaddaha Aad Daawan Karto Ciyaarahan.
Waxaa xusid mudan akhristayaasheena sharafta leh in maanta oo sabti ah la ciyaari doono, kulamo ka tirsan horyaaladda kala duwan ee caalamka laga ciyaaro. Haddaba horyaaladda qaaradda yurub laga ciyaaro ee aadka loo xiiseeyo ayaa maanta waxaa ka jira kulamo xiiso leh, kuwaas oo soo gali doona galabt…
19/03/2016
Kooxda Kubada Cagta Arsenal ayaa lasheegayaa in ay diyaar Garoow u galeen hadal ka soo yeeray Weeraryahanka kooxda PSG ee Lagu magacaabo Zlatan Ibrahimovic kaas oo doonaya in uu ka tago kooxdiisa. Zlatan Ibrahimovic ayaa la sheegayaa in uu Saaxiibadii u sheegay in uu Jeclaan lahaa in uu ka dheelo Magaalada London, mid ka mid ah kooxaha ka dheela sidoo kalena waxa ay sheegeen in xiddigaan afkiisa laga maqlay Arsenal isaga oo marar badan ku soo cel-celinaya. [ 71 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/19/wararka-suuqa-doonista-arsenal-ee-ku-aadan-weeraryahanka-psg-zlatan-ibrahimovic-oo-sii-badanaysa-haddaba-ma-laga-yaabaa-in-ibra-uu-aqbalo-dalabka-gunners/
Wararka Suuqa: Doonista Arsenal Ee Ku Aadan Weeraryahanka PSG Zlatan Ibrahimovic Oo Sii Badanaysa, Haddaba Ma Laga Yaabaa In Ibra Uu Aqbalo Dalabka Gunners.
Kooxda Kubada Cagta Arsenal ayaa lasheegayaa in ay diyaar Garoow u galeen hadal ka soo yeeray Weeraryahanka kooxda PSG ee Lagu magacaabo Zlatan Ibrahimovic kaas oo doonaya in uu ka tago kooxdiisa. Zlatan Ibrahimovic ayaa la sheegayaa in uu Saaxiibadii u sheegay in uu Jeclaan lahaa in uu ka dheelo Ma…
19/03/2016
Xiddigii h**e ee soo maray kooxda kubadda cagta ee Arsenal Thiery Henry ayaa shaaca ka qaaday, in uu yahay mid adag, isku aadka wareega 8-dhamaadka tartanka Champions League-ga ay isku soo aadeen, kooxaha kala ah Manchester City iyo Paris Saint-Germain. Shalay jimcaddii ayay ahayd, markii kooxdan England ka ciyaarta ee Manchester City ay wareega 8-deedda ku begantay naadiga PSG, wuxuuna Henry qabaa in ciyaartan aysan noqon Karin mid la dhayal sano karo. [ 114 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/19/halyey-thierry-henry-oo-ka-hadlay-sidda-uu-u-arko-kulanka-adag-ay-isku-aadeen-wareega-8-dhamaadka-champion-ka-kooxaha-paris-saint-germain-iyo-manchester-city/
Halyey Thierry Henry Oo Ka Hadlay Sidda Uu U Arko Kulanka Adag Ay Isku Aadeen, Wareega 8 Dhamaadka Champion-ka Kooxaha Paris Saint-Germain Iyo Manchester City.
Xiddigii h**e ee soo maray kooxda kubadda cagta ee Arsenal Thiery Henry ayaa shaaca ka qaaday, in uu yahay mid adag, isku aadka wareega 8-dhamaadka tartanka Champions League-ga ay isku soo aadeen, kooxaha kala ah Manchester City iyo Paris Saint-Germain. Shalay jimcaddii ayay ahayd, markii kooxdan En…
19/03/2016
Ciyaaryahanka sidda aadka ah caanka ugu noqday kubadda cagta oo uu lugtiisa ku xamaasho ayaa dhawaan noqday mulkiilaha iska leh, labo maqaaxi oo magaciisa lagu xardhay, isla markaasna uu ka furay wadanka uu ka soo jeedo ee Argentina iyo waliba dalka noloshiisa inta badan uu ku qaatay ee Spain. Haddaba xiddigan haatan u ciyaara kooxda kubada cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa la soo sheegayaa, in maqaaxiyahan cusub uu mida h**e ka furay, magaaladda Barcelona, halka maqaaxiddan qaybteedda kale sidoo kale laga hirgaliyay dalka Argentina. [ 150 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/19/warbixinsawiro-messi-oo-labo-maqaaxi-oo-mulkiyaddoodda-uu-leeyahay-ka-kala-furay-dalkiisa-argentina-iyo-waliba-spain/
Warbixin+SAWIRO: Messi Oo Labo Maqaaxi Oo Mulkiyaddoodda Uu Leeyahay Ka Kala Furay Dalkiisa Argentina Iyo Waliba Spain.
Ciyaaryahanka sidda aadka ah caanka ugu noqday kubadda cagta oo uu lugtiisa ku xamaasho ayaa dhawaan noqday mulkiilaha iska leh, labo maqaaxi oo magaciisa lagu xardhay, isla markaasna uu ka furay wadanka uu ka soo jeedo ee Argentina iyo waliba dalka noloshiisa inta badan uu ku qaatay ee Spain. Hadda…
16/03/2016
16-March-2016 Kooxda K/Cagta Manchester City ee dalkaasi Ingriiska, ayaa shaqo ay h**e u qabatay ugu soo baxday, wareega 8-da Champions League, iyadoo goolal la’aan ay xalayto ku kala baxeen kooxda Dinamo Kiev. Barbaraha gool la’aanta ayaa dani ugu jirtay kooxda Man City, waayo kulankii h**e ayay 3 gool iyo 1 ku soo adkaatay, waxayna xalayto u baahnayd inaay 3-0 looga badin. [ 100 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/16/kooxda-manchester-city-oo-xalay-guul-gaartay-iyodaana-dhib-laaan-ku-gaartay-wareega-8-da-champions-league/
Kooxda Manchester City Oo Xalay Guul gaartay Iyodaana Dhib La’aan Ku Gaartay Wareega 8-da Champions League.
16-March-2016 Kooxda K/Cagta Manchester City ee dalkaasi Ingriiska, ayaa shaqo ay h**e u qabatay ugu soo baxday, wareega 8-da Champions League, iyadoo goolal la’aan ay xalayto ku kala baxeen kooxda Dinamo Kiev. Barbaraha gool la’aanta ayaa dani ugu jirtay kooxda Man City, waayo kulankii h**e ayay 3…
15/03/2016
Ciyaaryahanka ka soo jeedda xulka France una ciyaara kooxdda kubadda cagta ee Juventus, xiddiga lagu magacaabo Paul Pogba ayaa ilaa hadda laga yaaban yahay, hababka cajiibka ah ee dunidda aan lagu arag oo uu timaha u jarto. Inta badan xiddigan Pogba ayaa qaab isaga u gaar ah timaha loogu jaraa, isagoo naqshadeen iyo midabeen kala duwan uu qaybta sare ee madaxa timihiisa uu ku sameeyo. [ 79 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/15/sawiro-maalinba-hab-cusub-ayuu-timaha-u-jartaa-ma-garan-kartaa-xiddigaas-laga-yaaban-yahay-ee-naqshad-aan-horay-loo-arkin-timaha-u-habeysta-maantaba-ogow/
SAWIRO: Maalinba Hab Cusub Ayuu Timaha U Jartaa, Ma Garan Kartaa Xiddigaas Laga Yaaban Yahay Ee Naqshad Aan Horay Loo Arkin Timaha U Habeysta.!!? Maantaba Ogow.
Ciyaaryahanka ka soo jeedda xulka France una ciyaara kooxdda kubadda cagta ee Juventus, xiddiga lagu magacaabo Paul Pogba ayaa ilaa hadda laga yaaban yahay, hababka cajiibka ah ee dunidda aan lagu arag oo uu timaha u jarto. Inta badan xiddigan Pogba ayaa qaab isaga u gaar ah timaha loogu jaraa, isag…
15/03/2016
Shabaq ilaaliyah u dhashay dalka Braziil ee goolka u qabta kooxda Watford ayaa sheegay in naadida Arsenal ay ka mid tahay kooxaha yar yar ee ka jira dalka England. Haddaba goolhayahan lagu magacaabo Heurelho Gomes ee haatan u ciyaara naadiga Watford ayaa saxaafadda u sheegay haddalo dadka qaar ka yaabiyay, isagoona yiri siddan: “Waxaan hubaa in kooxda Arsenal ay tahay, naadi yar oo aysan ka mid ahayn kooxaha Waa weyn ee yurub iyo England, sidoo kale waxaan ogahay in si walba oo ay yeesho aysan intii sanad ahaa ee ugu dambeysay 12 sano aysan qaadin horyaalka Premier League England.” [ 114 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/15/goolhayaha-kooxda-watford-heurelho-gomes-oo-sharaftii-ka-qaaday-kooxdda-arsenal-isagoona-waxba-u-reebin-ogaadda-mar-walba-gunners-waxay-ka-mid-tahay-naadiyadda-yar-yar/
Goolhayaha Kooxda Watford Heurelho Gomes Oo Sharaftii Ka Qaaday Kooxdda Arsenal, Isagoona Waxba U Reebin “Ogaadda Mar Walba Gunners Waxay Ka Mid Tahay Naadiyadda Yar-yar.!”
Shabaq ilaaliyah u dhashay dalka Braziil ee goolka u qabta kooxda Watford ayaa sheegay in naadida Arsenal ay ka mid tahay kooxaha yar yar ee ka jira dalka England. Haddaba goolhayahan lagu magacaabo Heurelho Gomes ee haatan u ciyaara naadiga Watford ayaa saxaafadda u sheegay haddalo dadka qaar ka ya…
15/03/2016
Waxaa booqasho ku yimid shalay magaaladda Madrid ee caasimadda Spain, qaar badan oo ka mid ah jilayaasha ugu caansan Bolly-Woodka India. Haddaba saddex ka mid ah actors-ka ugu caansan Bollywoodka ayaa booqasho gaaban ku tagay, garoonka ay ku ciyaarto kooxdda kubadda cagta ee Real Madrid ee Santiago Bernabeu. Actoradda kala ah Sonakshi Sinha, Anil Kapoor iyo Hrithik Roshan ayaa ahaa saddexda jilaa ee booqday garoonka Los Blancos ay ku ciyaarto, waxaana Madrid kusoo dhaweeyay saddex xiddig oo ay ka mid yihiin Gareth Bale, Luka Modric iyo Karim Benzema. [ 53 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/15/daawo-sawiradda-qaar-ka-mid-ah-jilayaasha-ugu-caansan-bolly-wood-ka-india-oo-booqasho-ku-tagay-garoonka-kooxda-real-madrid-ee-santiago-bernabeu-haddaba-muxuu-ahaa-qorshahoodda/
Daawo Sawiradda Qaar Ka Mid Ah Jilayaasha Ugu Caansan Bolly-wood-ka India Oo Booqasho Ku Tagay Garoonka Kooxda Real Madrid Ee Santiago Bernabeu, Haddaba Muxuu Ahaa Qorshahoodda.?
Waxaa booqasho ku yimid shalay magaaladda Madrid ee caasimadda Spain, qaar badan oo ka mid ah jilayaasha ugu caansan Bolly-Woodka India. Haddaba saddex ka mid ah actors-ka ugu caansan Bollywoodka ayaa booqasho gaaban ku tagay, garoonka ay ku ciyaarto kooxdda kubadda cagta ee Real Madrid ee Santiago…