03/06/2026
Magic player Hafid leo
(*Pageka Rasmiga ah ee Gacaltooyo Fc*)💪💯
kooxda heerka kowaad ee Gobolka karkaar (Qardho)
03/06/2026
Magic player Hafid leo
90+ 4 .daqiiqo
Back Goal
Home power see you next stage
Gacaltooyo fc
Penalty cad oo galabta nagala diidey
Waxaan Cambareyn garsooraha galabta naga eexdey kubadaas naga diidey Penalty tooska ah
14/01/2026
Mach Day,
Kulanka kowaad ee tartan herka sedexaad ee magalada Qardho.
Gacaltooyo fc vs Xaaboole
Dhamaan taagereyaasha kooxda ka soo qaybgal wanaagsan,
Boobe stadium 🏟
10:00 Galabnimo
14/1/2026.
10/01/2026
We are Ready Gacaltooyo fc
Kooxda gacaltoyo oo ah kooxaha ka qeyb galaya tartanka ayaa so bandhigtey awoodooda ka hor kulankooda ay dheli donaan.
10/01/2026
Ready mach Training
Ka qaybgalka kobka heerka sedexaad ee g. karkaar
Wednesday 14/1/2026
Gacaltooyo fc
Full power 🔋 💪
02/11/2025
New dress
New seon 2025/2026
Gacaltooyo fc
Gacaltoyo fc: 3 vs Five star fc: 1
Ready All games in stduim Team Gacaltooyo fc 🏟🥅
Boobe Stadium Qardho
21/08/2025
Hambalyo degmada Qardho oo gaaadhey final tartanka degmooyinka g karkaar
Dhamaan ciyaartoyda io maamulka kooxda heerka kowaad ee Gacaltooyo fc waxay hambalyo iyo dheerigalin u diri dhamaan ciyaartoyda io macaliminta degmada Qardho guul io koobka ino balana 🏆
Safe trip✈️ Øzkar Dimarcøz Cadë nabad tag