13/12/2021
Soo dhaweeya jounyer degmada usoo baxeyso
xaafada hodan
13/12/2021
Soo dhaweeya jounyer degmada usoo baxeyso
Wax yar iska qosol eh
Jimco wanaagsan all asxaabteyda
Marka aduu filaneynin lagu gaado
Daafaacyada degmadeena ayaa fudeedkan qabaan
Marka waxan leeyahay iska ilaaliya
Galab wanaagsan all asxaabeena
19/08/2021
12/08/2021
Asxaabey soo dhawada in badan
Salaan sare all my friends
03/07/2021
Waaw maanta waxaan inoo cazuunay
Wiilsheeena aan ku faano in badan
Galaaar& Maadeey marka soo dhaweynta waa xagiiina
Markasta madaxa ayaa inoo saaran tihiin
Garab istaagiina waa idinga mahad celinaa
Thanks all my family
Thanks all my friends
And thank you to support my page
π―π―π―π―ππππππ―π―π―π―π―thanksππππππππβ€β€β€β€β€β€β€β€
04/06/2021
Jimco wanaagsan
Asxaabta Mar kasta garabkeena taagan waa mahadsan tihiin caawinaadiina
Marka xigta maanta waxaan mudnaanta siineynaa da.yarteena mustaqbal
Walow degmadan wiligeeda aan isbadali doonin
Waayo musuq maasuq mawa dhamaado taas la yaab eh
Maalintii noqotaba maalin uun wax ayaa isbadali doono insha Allah
ππππππ―π―π―β€β€β€β€β€β€β€
21/05/2021
Isku soo noqod wanaagsan asxaabta aad aan ugu faano
Cawada waxaa inoo cazuuman mid ka mid eh
Laacibiinta kooxdan usoo ciyaareen
Magaciisa waaa saciid
Booska uu ka ciyaaro 8 ama ute
Wuxuu ku xamaashaa lugta midix
Marka adiga in aad cimaamadiisa iska soo tuurto weeye
β€β€β€π―π―π―
π―π―Zuu zuu yare ππππ
14/05/2021
Mid kamid ciyartoyda fc hodan
Ayaa cawada inoo cazuuman
magaciisa waa c/salaan
Wuxuuna ka ciyaaraa garabka
Wuxuuna ku ciyaaraa lugta bidix
Asxaabteena waxaan idin leeyahay
π―π―β€β€β€Eid Mubarak β€β€β€π―π―π―
Horta anaga qof kasta oo mar xirta maaliyadeena waan ku faanaa