Hodan Football Clup

Hodan Football Clup

Share

xaafada hodan

Photos from Hodan Football Clup's post 13/12/2021

Soo dhaweeya jounyer degmada usoo baxeyso

24/09/2021

Wax yar iska qosol eh
Jimco wanaagsan all asxaabteyda

14/09/2021

Marka aduu filaneynin lagu gaado
Daafaacyada degmadeena ayaa fudeedkan qabaan
Marka waxan leeyahay iska ilaaliya
Galab wanaagsan all asxaabeena

19/08/2021
12/08/2021

Asxaabey soo dhawada in badan
Salaan sare all my friends

03/07/2021

Waaw maanta waxaan inoo cazuunay
Wiilsheeena aan ku faano in badan
Galaaar& Maadeey marka soo dhaweynta waa xagiiina

12/06/2021

Markasta madaxa ayaa inoo saaran tihiin
Garab istaagiina waa idinga mahad celinaa
Thanks all my family
Thanks all my friends
And thank you to support my page
πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ’―thanksπŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™β€β€β€β€β€β€β€β€

04/06/2021

Jimco wanaagsan
Asxaabta Mar kasta garabkeena taagan waa mahadsan tihiin caawinaadiina
Marka xigta maanta waxaan mudnaanta siineynaa da.yarteena mustaqbal
Walow degmadan wiligeeda aan isbadali doonin
Waayo musuq maasuq mawa dhamaado taas la yaab eh
Maalintii noqotaba maalin uun wax ayaa isbadali doono insha Allah
πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ’―πŸ’―πŸ’―β€β€β€β€β€β€β€

Photos from Hodan Football Clup's post 21/05/2021

Isku soo noqod wanaagsan asxaabta aad aan ugu faano
Cawada waxaa inoo cazuuman mid ka mid eh
Laacibiinta kooxdan usoo ciyaareen
Magaciisa waaa saciid
Booska uu ka ciyaaro 8 ama ute
Wuxuu ku xamaashaa lugta midix
Marka adiga in aad cimaamadiisa iska soo tuurto weeye
β€β€β€πŸ’―πŸ’―πŸ’―
πŸ’―πŸ’―Zuu zuu yare πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘

14/05/2021

Mid kamid ciyartoyda fc hodan
Ayaa cawada inoo cazuuman
magaciisa waa c/salaan
Wuxuuna ka ciyaaraa garabka
Wuxuuna ku ciyaaraa lugta bidix
Asxaabteena waxaan idin leeyahay
πŸ’―πŸ’―β€β€β€Eid Mubarak β€β€β€πŸ’―πŸ’―πŸ’―
Horta anaga qof kasta oo mar xirta maaliyadeena waan ku faanaa

12/05/2021

Eid mabruuk all my friends
Asxaabta aan halkaan ku midownay
Bisha barakeysan kuwa laga aqbalo allaha ha inaga dhigo
Horta la.aantiina anaga waxba ma ahaan laheen maanta farxadiina waa farxadeena
πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘
Eid Mubarak❀❀❀❀❀❀❀❀❀

08/05/2021

Cawada waxaan inoo cazuuman labada tawabare ee Hodan Football Clup ay ku faanto
Tawabaraha kowaad c/kariin
Tawabaraha labaad waawaa
Marka cawada waa haween aad u weyn soonka waa gaba gabo kuwii ka faaideysay ayaa liibaanay
Cawada waa haweenkii 27 qerkiisa allaha ha ina siiyo
Full recbect all my friends and my family
πŸ™πŸ™πŸ™πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ’―β€β€β€β€β€β€β€β€

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Qoryooley?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Qoryooley