Fc Daraawiish-taleex
waa groupka rasmiga ah ee fc daraawiish kusoo dhawaada
walalayaal πππππ
01/05/2026
Old is gold
30/12/2025
Koobka kooxda academy darawiish cup
Ayaa manta oo ay taariikhdu tahy 30/12/2025 ku soo gaba gabobay halkas ay final kii ku dheelen labada kooxad kala ah kooxda omar isse primary school vs elman
Waxana koobka ku guuleysatey kooxda elman taas noqotey champions
Waxana ugu hanbalyeyna halkan kooxda elman champions
Kooxda omar isse primary school waxan Lee yahay shpyal idinku waa dadaashen lknse calafkiinu intaas ah Insh waa guulaysan doonta idinku shpyal
Waxay kooxdu abaal Marino kala duwan ku abaal marisay laacipta kala ah
1: Mahamet jamac oo ah daafici koobka ugu ficna
2: captain koobka ugu ficna c/qaadir mahamet dheereye
3: laacipkii koobka ugu akhlada ficna saciid xiiray
4: laacipkii ku guulaystey goal dhalinta koobka
Mahamet Ahmed Alvarez
5: laacipkii koobka dhan ugu ficna xussen c/raxman
[Mr bolldiore ]
fans
20/09/2025
Kooxda Fc Daraawiish-taleex ayaa kulan zxp timo ah oo ay la ciyaaraysey dhigeeda star shay oo jimce ahayd 19/9/2025 ku macasalaamayneyse laacibkeeda Mohamed Cabdicasiis Adam Arnold
Isagoo kasoo bilaabay waayihiisa ciyaaraha kuna dhameeyey gunaanadkii
Intuu kuguda jiray xirfadiisa wuxuu nasiib u yeeshay inuu matalo G xaysimo 2024
Player +captain + legend
Dhamaan kooxda faca wayn Fc daraawiish taleex way kuu rajayneysaa nasiib wacan
15/09/2025
ALXAMDULILAH Marka h**e alle ayaa mahad leh oo si wanagsan oo nabad qab ah noguso dhameyaay koobkii baryahan usocday kooxda Daraawish ee heerka 3aad halkan waxa uga mahad celinayna marka ugu h**esa kooxda Daraawish ee heerka 1aad uu ugu h**eyo captanka kooxda Daraawish (Mohamed arnold) oo intii usocday kobku na garab tagna marka xigta qof walba oo nugu dhiri galiyaay Ama na tageerayy waxan lenahyy waad mahsan tihiin dhalinyaro
Sido kle halkan waxanu hanbalyo udiraynaa kooxda koobka qadayy waxan iyagana lenahyy hanbalyo Hanblyo dhalinyaro badiyaba waa bahden dhalinyaro π
Abdikhalaq Mohamed Osman
Midka ugu wanaagsan jiilkiisa iyo danbeedka midig EE
Fc Daraawiish-taleex
05/03/2025
Dahabi + dheeman
Abdinaasir Mohamed
Fc Daraawiish-taleex
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Taleex