Fc Daraawiish-taleex

Fc Daraawiish-taleex

Share

waa groupka rasmiga ah ee fc daraawiish kusoo dhawaada
walalayaal 💟💟💟💟💟

01/05/2026
01/05/2026

Old is gold

Photos from Fc Daraawiish-taleex's post 30/12/2025

Koobka kooxda academy darawiish cup
Ayaa manta oo ay taariikhdu tahy 30/12/2025 ku soo gaba gabobay halkas ay final kii ku dheelen labada kooxad kala ah kooxda omar isse primary school vs elman
Waxana koobka ku guuleysatey kooxda elman taas noqotey champions
Waxana ugu hanbalyeyna halkan kooxda elman champions
Kooxda omar isse primary school waxan Lee yahay shpyal idinku waa dadaashen lknse calafkiinu intaas ah Insh waa guulaysan doonta idinku shpyal
Waxay kooxdu abaal Marino kala duwan ku abaal marisay laacipta kala ah
1: Mahamet jamac oo ah daafici koobka ugu ficna
2: captain koobka ugu ficna c/qaadir mahamet dheereye
3: laacipkii koobka ugu akhlada ficna saciid xiiray
4: laacipkii ku guulaystey goal dhalinta koobka
Mahamet Ahmed Alvarez
5: laacipkii koobka dhan ugu ficna xussen c/raxman
[Mr bolldiore ]

fans

Photos from Fc Daraawiish-taleex's post 20/09/2025

Kooxda Fc Daraawiish-taleex ayaa kulan zxp timo ah oo ay la ciyaaraysey dhigeeda star shay oo jimce ahayd 19/9/2025 ku macasalaamayneyse laacibkeeda Mohamed Cabdicasiis Adam Arnold

Isagoo kasoo bilaabay waayihiisa ciyaaraha kuna dhameeyey gunaanadkii

Intuu kuguda jiray xirfadiisa wuxuu nasiib u yeeshay inuu matalo G xaysimo 2024

Player +captain + legend

Dhamaan kooxda faca wayn Fc daraawiish taleex way kuu rajayneysaa nasiib wacan

Photos from Fc Daraawiish-taleex's post 15/09/2025
19/05/2025

ALXAMDULILAH Marka h**e alle ayaa mahad leh oo si wanagsan oo nabad qab ah noguso dhameyaay koobkii baryahan usocday kooxda Daraawish ee heerka 3aad halkan waxa uga mahad celinayna marka ugu h**esa kooxda Daraawish ee heerka 1aad uu ugu h**eyo captanka kooxda Daraawish (Mohamed arnold) oo intii usocday kobku na garab tagna marka xigta qof walba oo nugu dhiri galiyaay Ama na tageerayy waxan lenahyy waad mahsan tihiin dhalinyaro
Sido kle halkan waxanu hanbalyo udiraynaa kooxda koobka qadayy waxan iyagana lenahyy hanbalyo Hanblyo dhalinyaro badiyaba waa bahden dhalinyaro 👏

03/05/2025

Abdikhalaq Mohamed Osman
Midka ugu wanaagsan jiilkiisa iyo danbeedka midig EE
Fc Daraawiish-taleex

05/03/2025

Dahabi + dheeman
Abdinaasir Mohamed

Fc Daraawiish-taleex

Photos from Fc Daraawiish-taleex's post 23/11/2024

Kooxda Fc Daraawiish-taleex ayaa dhanbaal hanbalya aha hawada u marineysa Captain Arnold Yaa Arnold oo koobka ku matalaya kooxda Fc daraawiish Captain guul ayaan kuu rajayneynaa noqo midkii koobka keena D taleex

Dhanka kale

Waxaan D taleex u rajayneynaa guul iyo alle haka dhigo kuwii koobka hanta iyo guul wacan

Photos from Fc Daraawiish-taleex's post 21/11/2024

nice trip Mahad Mahamut Ali

Kooxda Fc Daraawiish-taleex Ayaa nasiib wacan u rajayneysa Mahamut Ali Mid kamida laf dhabarta kooxda

Jakatoorka Mahad

Photos from Fc Daraawiish-taleex's post 18/11/2024

Saki magaalo

Fc Daraawiish-taleex ayaa ugu hanbalyeyneysa mid kamida maqaawiirtii h**e ee naadiga oo kasoo muuqday Garsoosayaasha G sool

Saki magaalo Captain +player h**e daraawiish taleex

Guul wacan jaale ayaan ku leenahay

Dhanka kale

Saki CR sagaalkii h**e ee Fc daraawiish
Ayaa isna Kamid ah garsoorayaasha G.sool ee dhex dhexaadin Doona koobka SSC KHAATUMA Yaasiin toohe

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Taleex?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Taleex