Xiriirka kubaddacagta degmada wanlawayn

Xiriirka kubaddacagta degmada wanlawayn

Share

xiriirka kubada cagta dagmada wanlewayen

27/07/2024

Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxaan halkaan ugu hambalyenayaa naadiga faca weyn ee Ac _ rajo ee ka cayaarta horyaalka heerka 1aad ee degmada wanleweyn taaso ku guuleysatay
Koobkii wanleweyn champions league
Oo ay kala soo dhex baxday 23 naadi oo isugu jira heerka 1aad iyo heerka 2aad waana naadigii ugu horeyay ee ku guuleysata koobkaan
Mar 2aad hambalyo Ac rajo waad u qalanteen ku guuleysiga koobka
Like. Shere. Commment

Photos from Xiriirka kubaddacagta degmada wanlawayn's post 16/06/2022

Milkiilaha fc. Hilaac Mr abdulahi ibrahim awdhaay oo manta tariikhda tahey 16/06/2022 cayaartoy lafdhawar lasoowareegey oona heshiiska saxiixey cayarartoy daan idin muuqdaan oo isku jjraan werar iyo gadka dhexe milkilaha ayaa dul gadan waayey nadiga in sanad walba kooxda in ka cararto seri B sanadkan laga sugaayo koob

Photos from Xiriirka kubaddacagta degmada wanlawayn's post 03/06/2022

Sawiro tartankii adkaa ee manta xiritaankii koobka nabada iyo hormarka dagmada walla weyn wuxu dhexmaray albaxar vs malable star

Photos from Xiriirka kubaddacagta degmada wanlawayn's post 03/06/2022

๐Œ๐š๐ฅ๐š๐›๐ฅ๐ž ๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐ฌ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ค๐จ๐จ๐›๐ค๐š ๐ง๐š๐›๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐ฐ๐š๐ง๐ฅ๐ž๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐๐ก๐ข๐ ๐ž๐ž๐๐š ๐š๐ฅ๐›๐š๐ฑ๐š๐ซ
Kadib cayaar 90kii daqiiqo loogu talagalay kusoo dhamaatay 0-0
Waxaa sidaas 5-4 ku badisay kooxda malable stars
๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ผ

03/06/2022

๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ ๐Ÿ†๐Ÿ…๐Ÿฅ‡๐Ÿฅˆ
๐Š๐จ๐จ๐›๐ค๐š ๐ง๐š๐›๐š๐๐š & ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐ฐ๐š๐ง๐ฅ๐ž๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ž๐ž ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐š๐ก๐š ๐ก๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š 1๐š๐š๐
๐—ž๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ M.stars แต›หข Albaxar
๐ŸŽฏ๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ__ Nabada &hormarka
๐ŸŸ๏ธ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ฎ___ Meynun Stadium
๐Ÿ“†๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต______ 03/06/2022
โฐ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ______ 4 : 30 ๐—ฃ๐— 
๐Ÿ—ฃ๏ธ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—น _______ โ“โ“

Photos from Xiriirka kubaddacagta degmada wanlawayn's post 01/06/2022

๐Š๐จ๐จ๐ฑ๐๐š ๐ฆ๐š๐ฅ๐š๐›๐ฅ๐ž ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ฌ ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ฑ๐š๐š๐๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ค๐จ๐จ๐›๐ค๐š ๐ง๐š๐›๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐ฐ.๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง
Kadib markii ay rigoorooyin kaga badiyeen dhigooda turkish
cayaar 90 kii daqiiqo kusoo dhamaatay 1-1
waxaana finalka fadhisa kooxda albaxar
waxaan finalka la cayaarayaa maalinimada jimcaha taariikhdna tahay 3/6/2022 insha alh

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Wanlaweyn?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Wanlaweyn