Shodog Football Club

Call Directions Contact the business

Shodog Football Club Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shodog Football Club, Sports Team, Xuddur.

Dhammaan Maamulka, Maclimiinta, Ciyaartoyda iyo Taagyerayaasha Koxda Shodog Football Club Waxay Hambalyo Iyo bogaadin u ...
22/08/2026

Dhammaan Maamulka, Maclimiinta, Ciyaartoyda iyo Taagyerayaasha Koxda Shodog Football Club Waxay Hambalyo Iyo bogaadin u dirayaan Koxda Acf Oo Ku guukeysatey Horyaalkii Bakool League Oo La Qabtey Markii Labaad.

Mhdsanidiin Dhamaan Intii ka shageysey Horyaalkan Sida Nabada Kusoo Dhamaadey Ugu horeeyaan Gudiga Sportska uu ugu horeeyo Godomiye Mahad, Kuhigeenkiisa Abdi, Godoomiyaha Gudiga Garsoorka Hussein iyo Hoghayaha Sportska sadaq Mhdsanidiin Dhamaantiin.

Mahad Gaar ah Madaxweynaha KGS Adan Madobe Oo Noo taaba Geliyey Cupkan Quruxda Badan Ee Bakool League

Sportsku waa Isdhaxgalka Bulshada Ee aan Ka shqeyno Hormarkiisa.
From Shodog Family

Dhammaan Maamulka, Maclimiinta, Ciyaartoyda iyo taagyerayaasha Koxda Shodog Football Club Waxay Xambalyo U dirayaan Afar...
15/08/2026

Dhammaan Maamulka, Maclimiinta, Ciyaartoyda iyo taagyerayaasha Koxda Shodog Football Club
Waxay Xambalyo U dirayaan Afar Kamid ah Ciyaartoyda Koxda oo Kamid Noqdey Ardeyda Maanta Usoo dhacdey Natiijada Form 4ka Kana Keeney Natiijo Fiican.
1.Abdimalik Mohamed (Diyeeshe)
2.Mohamed Manur ( Miire)
3.Mukhtaar Dahir (Tuke )
4.Xasan Abdulahi
Waxaan Idin rajeyneyna in dadaalka Waxbarasho aad sii wadaan Hormar Iyo Guulo waa weyn Aad Ka gaartaan Keep on All.

πŸ† MAHADNAQ & MAAMUUS πŸ†Waxaan si weyn ugu mahadcelinayaa dhammaan ciyaartoyda, maamulka, tababarayaasha iyo taageerayaash...
10/08/2026

πŸ† MAHADNAQ & MAAMUUS πŸ†

Waxaan si weyn ugu mahadcelinayaa dhammaan ciyaartoyda, maamulka, tababarayaasha iyo taageerayaashii naga garab istaagay tartankan Sports-ka.

Ka qaybgalkeenna tartankan wuxuu ahaa waayo-aragnimo qiimo badan, waxaana ku faraxsanahay dadaalkii, wadajirka iyo ciyaar wanaaggii aan muujinnay.

Mahad gaar ah waxaan u diraynaa qabanqaabiyeyaasha tartanka iyo dhammaan kooxihii naga qeyb qaatay. 🀝⚽

Mahad Gaar ah Madaxweynaha Koonfur galbeed Somalia Sh adan Mohamed Nuur (madoobe) Oo Cupka Bakool League Ku dhiirigeliyey Dhalinyarada sportska degmada Mhdsnid.

Xambalyo Koxda Mardo oo aan maanta La ciyaarney Una Gudubtey Finalka Guul iyo Gobanimo.

Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.

❀️ MAHADSANIDIIN DHAMAAN BAXDA SPORTSKA DEGMADA.

● π—™π—¨π—Ÿπ—Ÿ- π—§π—œπ— π—˜ ●Next Season Iyo Isbedel I.A       Mardo football club - 1 : : 1 - Shodog Football Club
10/08/2026

● π—™π—¨π—Ÿπ—Ÿ- π—§π—œπ— π—˜ ●

Next Season Iyo Isbedel I.A

Mardo football club - 1 : : 1 - Shodog Football Club

πŸ† BAKOOL LEAGUEπŸ“… MATCH DAYπŸ“ Venue  : Dr. Waaberi StadiumπŸ“† Date     : 10/08/2026πŸ•’ Kick-off Time  : 3:45 PMπŸ‘¨β€βš–οΈ Referee : ...
10/08/2026

πŸ† BAKOOL LEAGUE
πŸ“… MATCH DAY
πŸ“ Venue : Dr. Waaberi Stadium
πŸ“† Date : 10/08/2026
πŸ•’ Kick-off Time : 3:45 PM

πŸ‘¨β€βš–οΈ Referee : MANISHOW
🚩 Assistant Referees:
β€’ NYAW ALI
β€’ M DAHIR
πŸŽ– Fourth Official: M SALAAD

Shodog Football Club Is ready against Fc Mardo For Tomorrow Game
09/08/2026

Shodog Football Club Is ready against Fc Mardo For Tomorrow Game

Ready For Semi -final Against Fc Mardo
03/08/2026

Ready For Semi -final Against Fc Mardo

Top of the Table Alx Alx Ready For the Semi-Final
03/08/2026

Top of the Table Alx Alx Ready For the Semi-Final

● π—™π—¨π—Ÿπ—Ÿ- π—§π—œπ— π—˜ ●        Kooxda Kubada Cagta iidow G.H    - 2  :  9 - Shodog Football Club
02/08/2026

● π—™π—¨π—Ÿπ—Ÿ- π—§π—œπ— π—˜ ●

Kooxda Kubada Cagta iidow G.H - 2 : 9 - Shodog Football Club

πŸ† BAKOOL LEAGUEπŸ“… MATCH DAY 10 πŸ“ Venue  : Dr. Waaberi StadiumπŸ“† Date     : 2/08/2026πŸ•’ Kick-off Time  : 3:45 PMπŸ‘¨β€βš–οΈ Referee...
02/08/2026

πŸ† BAKOOL LEAGUE
πŸ“… MATCH DAY 10
πŸ“ Venue : Dr. Waaberi Stadium
πŸ“† Date : 2/08/2026
πŸ•’ Kick-off Time : 3:45 PM

πŸ‘¨β€βš–οΈ Referee : MANISHOW
🚩 Assistant Referees:
β€’ M SALAAD
β€’ NYAW ALI
πŸŽ– Fourth Official: FAAJUGTE

Address

Xuddur

Telephone

+252616594189

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shodog Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shodog Football Club:

Shortcuts

Share

Category