Nation TV

Nation TV

แชร์

Warbaahinta Xog iyo Xaqiiq Ku dhisan

31/12/2025

Shriifka oo Adan Cade ka Duulaay

08/12/2025

Xildhibaan Abdirahman Abdishakur oo Farrin adag u diraya Ganacsatada ka macaasha Dhulka Danta guud ee shacabka laga barakicinaayo isagoo tilmaamam in isla xisaabtan uu iman doono ..

07/12/2025

Xildhibaan Aamino Eelaay “Madaxweyne Xasan Sheekh waa 70 jir waana inaa riyadiisa hergelinno wixii ka horyimaadana aan ka qabanno”

07/12/2025

Taliye Ahmed Gaashaan oo Ka warbixiyay Howlgal ay Maanta ka sameeyeen Deegaano Ka tirsan degmada Wanlaweyn

07/12/2025

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Gurmadka Abaaraha.

07/12/2025

Saraakiisha Ciidanka oo cabasha ah Dowlada iyo dhulboob

07/12/2025

WARAR:-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in cudurka GOWRACATADA ay u geeriyiideen in ka badan 50 Caruur kuwaas oo cudurka haleelay.

Sidoo kale dowladda ayaa sheegtay in 1000 Caruur oo ku nool Muqdisho ay hayaan cudurkaan kuwaas oo cabsi looga qabo in ay ugeeriyoodaan haddii aan lala tacaalin.

Dadka Muqdisho ayaa looga digay Caruurtooda cudurkaan halista badan dhibaata xooggan ku haya dadka Muqdisho.

5 Sano illaa iyo 15 sano Caruurta jirta ayay dowladda sheegtay in cudurkaan ku badanyahay.

06/12/2025

Kooxda Aston Villa Aya 2:1 ugu badisay Kooxda Horyaalka Premier League Hogaanka u haysa ee Arsenal

Kulankaan oo Ka dhacay garoonka Villa Park ayaa guusha ku raacday Kooxda Aston Vill goal yimid Waqtiga dheeriga ee ciyaarta

Kooxda uu wata Macalin Arteete ee Arsenal ayaa Kulankaan waxa uu ugu dhignaa mid kamid ah Kulamada Tijaabada ah Madama Sanadkaan Arsenal ay haystao ciyaarooy heerkooda fiican yahay . iyadoo Aston villa ay ka mid tahay Kooxaha ugu adag Horyaalkan .

Waa Kulankii labad oo Laga badiya Kooxda Arsenal waxana Horey ugu badiyay kooxda Liverpool oo iyada Lafteeda ku jirto Xili ciyaareed aan fiicneyn .

06/12/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY AMIIRKA DALKA QATAR

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Dooxa Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani.

Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, xaaladda gobolka iyo heshiisyada iskaashi ee ay horey uwada galeen Soomaaliya iyo Qatar, kuwaas oo ku saabsan maalgashiga kaabeyaasha dhaqaalaha, amniga iyo diblumaasiyadda.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la wadaagay Amiir Tamiim xaaladda guud ee dalka, qorsheyaasha horumrineed ee hirgalay ee dib u habaynta dowladnimada, dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo hannaanka doorashooyinka tooska ah oo dalku u jihaystay.

Dhankiisa, Amiir Tamiim Bin Xamad ayaa muujiyey taageerada joogtada ah ee Dowladda Qatar ay la garab taagan tahay shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in ay door muuqda ka qaadanayaan horumarinta iyo xasilloonida Soomaaliya.

06/12/2025

Ra'iisalwasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka hadlay rabshadihii Boorame ka dhacay.

Photos from Nation TV's post 03/12/2025

Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud Ku eedeeyay in uu ku howlanyahay dhulboob hor leh .

01/12/2025

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Haybad Qaran Saacid oo bogaadiyay Buugga Danjire Maxamed Cabdi Afeey ee “Baadigoobkii Nabadda Geeska”

ต้องการให้ธุรกิจของคุณ ธุรกิจ ขึ้นเป็นอันดับหนึ่ง ห้องออกกำลังกายและกีฬา ใน Bangkok?

คลิกที่นี่เพื่อเป็นสมาชิก?

ที่ตั้ง

เบอร์โทรศัพท์

เว็บไซต์

ที่อยู่


Bangkok