28/05/2023
Congratulations 🎊
Crystal Palace oo Hal Dhibic ku Qaaday horyaalka 😂
😭 👊
�||Welcome to the page Crystal Place Somali Fans page �� �
28/05/2023
Congratulations 🎊
Crystal Palace oo Hal Dhibic ku Qaaday horyaalka 😂
😭 👊
29/04/2023
Crystal IS BACK 🔥👏
4=3. Xasuuq dar,an Ayaa Maanta Dhacay
09/04/2023
Full-Time... Crystal place 5 =1 Leeds United
Boqorada London Ayaa ku Xasuuqdey Garonkeeda Kooxda Taagta Daran ee Leeds 🙄🤣🫵
19/03/2023
Arsenal waa koox eber ah, kubad ma heysan karaan dhexda k**a baastami karaan weerar fiican ma qaadi karaan kooxda kale difaac kuma aruurin karaan hal wax oo lagu qanco masoo bandhigaan.
Garoonka waxay kusoo galaan insha Allah + waaalkooda garsooraha + VAr + nasiib.
Hadii dhibcaha la isku siin lahaa bandhiga ciyaarta waxay ku jiri lahaayeen kaalinta 21-aad. kaalinta 20-aad xitaa uma qalmaan.
Balse Congratulations Arsenal 🎊
17/03/2023
🚨Deg Deg Patrick Vieira ayaa laga ceyriyay shaqada tababaranimo ee Crystal Palace. Kadib Markii looga Shakiyay in uu xiriir hoosad la leeyahay Arsenal 🥱👍
Crystal palace ayaa wajihi doonta Arsenal maalinta Axada.
15/03/2023
Jaqaaye 🗣Danyerow Saana wanaqanaa😑
Danyerow 🗣Adeer Yaa Tihiin idinba yaqaane ??😲
Jaqaaye 🗣 Yaakale hee Crystal Place Somali 🖐🤣
07/03/2023
Hogaamiyaasha horyaalka premier league Farqadiisa 2aad 🔥💪
07/03/2023
🚨 Wilfried Zaha ayay ayaa Iska diiday Dalab Uga Yimid Koxaha Taagta daran ee Arsenal iyo Chelsea Madaama Qandaraaskiisa Wax yar uga dhimanyihiin 🙄🤣🖐 London is the Crystal 🔮
05/03/2023
Habeen Wanaagsan Cushaaqda Kubada Cagta 🙄🖐
26/02/2023
Waa barbardhacii 2aad ee aan la galno Leylo pool Xili Ciyaaredkan 🖐🥱
20/02/2023
NEXT-MATCH Abaar-pool Isbuucan War baa u Yaala 😆🖐🔥🔥
19/02/2023
Man of the match ezze 🔥 waxan Laacib waa dhaafay