Gaylan Sports

Gaylan Sports

Share

Geylan Sport, waa madal soo gudbisa wararka, falanqeynta iyo xogaha ciyaaraha.

29/12/2022

Maxaan ka ognahay labada Laacib ee Benzema xulkiisa u diiday, Miyuuse ka aargoosanayaa Tababare Dichamp.

Benzema oo kahadlay xaalkiisa.

28/12/2022

Manchester iyo Chelsea oo wadada guusha kusoo noqday.

Ciyaartii chelsea oo xalay ay kadhacday Arin aad loogu Ammaanay.

28/12/2022

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee kooxaha.

Premier League Heshiisyada lamafilaanka ah iyo kooxaha sameeyey

28/12/2022

Records: 8 dhacdo oo u baahan in lajabiyo oo koobkii Qadar la diiwaangeliyey.

28/12/2022

12:00 Duhurnimo.

8 Dhacdo oo laga diwaangaliyey Koobkii Aduunka ee Qatar 2022.

27/12/2022

Wacdarihii Xalay ee kulamada Primier League. Arsenal oo maare loo la’ayahay, Robertson oo taariikh sameeyey. Liverpool ilaa Newcastle wax walba oo xalay garoomada kadhacay iyo ciyaaraha caawa.

27/12/2022

Shan laacib oo la xaqiro oo Tayo sare ku soo Bandhigay Koobkii Aduunka.(Griezman ilaa Giroud)

26/12/2022

Messi oo garaacay laba Ronaldo, Maradona iyo Pele. Liiska guuleysatayaasha sagaalka ah.

26/12/2022

Olalaha kalka 2aad ee Fasal ciyaareedka 22–23 oo caawa bilaabanaya.

Arsenal maka gudbi doontaa Westham, Liverpool oo wajahaysa hubanti la’aan dhamaan xaaladaha kugedaaman ciyaaraha caawa.

26/12/2022

12:00 Duhurnimo, Warbixinta Barnaamijka Dhacdo.

Waana mida koowaad.

25/12/2022

Gaylan Sports: Shabakad cusub oo ciyaareed

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Istanbul?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Istanbul
34320