Murti iyo Madadaalo
Waxad heleyda Wararka ciyaraha, Suqa kala ibsiga ,iyo natijoyinka kulamada
ALLE HANAGA DHIGO KUWII JANADA KU KULMO
DUCO AAD UQIIMO BADAN
FADLAN LA WADAAG DADKA QAYRKA JECEL
GUNGAAR IYO DHAQTARKII DILAAGA AHAA| Dr FANAX
HEESIHA MA BANANA DHEGESIGODA XAQIIQ KU SAABSAN
Dhago Hadal 🤣🤣🤣
🤣🤣🤣
Gudomiye Faysal Cali Waraabe
11/03/2023
Hordhac: Crystal Palace Vs Man City:
Citizen Oo Doonaysa In Ay Cadaadiska Saarto Arsenal
Kooxda Man City ayaa booqan doonta Crystal Palace kulan ka dhacay Selhurst Park Kana tirsan horyaalka premier League.
Man City ayaa doonaysa in ay cadaadiska saarto hogaamiyayaasha horyaalka ee Arsenal ka hor kulankooda.
Dhinaca kale Crystal Palace ayaa doonaysa in ay garaacdo kooxda difaacanaysa horyaalak ee Man City.
Maxaad ku sadalinaysa kulankaan Daawade aragtidada wa no muhiim
Kulanka: Crystal Palace Vs Man City
Tartanka: Premier League
Wakhtiga: 8:30
Garoonka: Selhurst Park
11/03/2023
Hordhac: Bournemouth Vs Liverpool: Reds Oo Raadinaysa Guushoodii 5-aad OO Xidhiidh Ah.
Kooxda Liverpool ayaa booqan doonta koxoda Bournemouth kulan ka dhici doona garoonka Vitality Stadium kana tirsan horyaalka premier League.
Liverpool ayaa doonaysa in ay gaadho guusheedii 5-aad oo xidhiidh ah horyaalka premier League siina wadato baacsiga kaalmaha loogu soo boxo champions League.
Dhinaca kale Bournemouth ayaa doonaysaa in ay garaacdo Liverpool kana aarsato Reds oo xasuuqday kulankii h**e ee xilli ciyaareedka
Kulanka: Bournemouth Vs Liverpool
Tartanka: Premier League
Wakhtiga: 3:30
Garoonka: Vitality Stadium
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Cannet, BARBAROS Caddesi 30/1D6 Kuçuçekmeçe/istanbul
Istanbul
34000