15/11/2024
Ciyaryahanka xulka qaranka somalia iyo koxda reer wales lladudno fc ee Moha Ali
All the best man
Simangwi Jackson
Shaafinho
Mohamed Hussein Qalinle
Naani Kaambo Production
Somali National league
Somali Athlete
08/11/2024
🎈Rasmi : Farxaan xidig to Heegan sc
Lacibka xulka qarankeena somalia iyo nadiga militariga ee Horseed sc ayaa ku wada heshiiyay inee wada dhameeyan saxiixa ciyaryahanka ...
.Heshiska ayaa u muqda mid dhamaad ah waxaana la soo bandhigi doona marku general daud ka dhamaado
Sidoo kle nadiga Horseed ayaa lasoo wareegtay lacibka nadiga gadidka ee Asad lacibkaas ayaa qaatay ciyaryahanka goosha ugu quruxda badan qaatay
lasoo wareegistiisa waxay noqoneysa in Farxan uu u wareegay Nadiga Heegan
Simangwi Jackson
Heegan Sports Club
Horseed Sports Club
Naani Kaambo Production
Somali Athlete
Mohamed Hussein Qalinle
Shaafinho
17/09/2024
Full Time - HILAAC FC 1️⃣ - 2️⃣ WAXOOL SC
Somali Division One.
Ciyaartooyda soomaaliyed
Somali Football Federation 1951
Abdirashid Mohamud Nor
Somali National league
Somali Athlete
Simangwi jack
Somali National league Fan Pase
17/09/2024
Wn soo dhaweynaaya macalinka xulka qaranka somalia ee Under 17 muxu kusoo kordhin kara isleedahy
Ogow Under17 ka waa difaacadyaasha Cecafa under17 ee bisha december la qabanaayo...
Guul ayaan u rajeynaaya xulka.
Ciyaartooyda soomaaliyed
Somali Football Federation 1951
Abdirashid Mohamud Nor
Somali National league
Somali Athlete
Simangwi jack
Somali National league Fan Pase
27/08/2024
Wacyo galin
Tartanka degmooyinka gobolka banadir mardhow ayuu bilaabana sida xirirka ay sheegen
Garoomada loogu tala galay sida ugu quruxda badan uma diyaarsana oo wali bajad looma haayo
Waayo waxaan ognahy mrka tartan la qabanaayo astaan gooni ah ayuu leeyhy in astaamaha garonka lagu dhajiyo iyo in astanka tartanka garonka iyo goobaha lagu ciyaarayo in lagu muujiyo
Sidaas ayaa ah sida ugu quruxda badan
Ani ahaan waxaan talo iyo bogaadin soo jeedinaya in sida ugu quruxda badan tartanka loogu dadaalo waayo waxay tusaale iyo soojeedasho ugu yeelaneysa bulshada iyo aduun weynaha sida aan horay ugu aragnay cml tartanka gobolada
Mahadsanidiin.
Somali Athlete
Somali Football Federation 1951
Ciyaartooyda soomaaliyed
Abdirashid Mohamud Nor
Somali National league
07/07/2024
Anigo ku hadlaaya magaca dhalanyarada Somali National league Fan Pase waxaan halkaan bogaadin iyo rajo wanaag ugu diraaya nadiga oo ka qeyb galeyso CECAFA KAGAME CUP oo loo qabto nadiga bariga iyo bartamaha africa waxaan horay aga qeyb galay nadiga ciidankan police ka somaliyeed ee lkn nasiib xumo wax guul ku ool ah k**a eysan keenin
insha allah waxaan u rajeynaaya guul iyo inee magaca wadankeena sharafta badan kor ugu qaadan
adigana dhankaaga faalaha commentiga ugu rajee
Somali National league
Somali Athlete
Abdirashid Mohamud Nor
Ciyaartooyda soomaaliyed
Shaafinho
Naani Kaambo Production
Mohamed Hussein Qalinle
Dekedda Sports Club
07/07/2024
CHAT GPT ayaa saadaliyay in ay ku guleysaneyso horyalka dalkeena somalia
Wuxuu kalo sheegay inee tahay naadiyada ugu xooga badan dalka
sidee kula tahay adi
Somali National league
Somali National league Fan Pase
Somali Athlete
Abdirashid Mohamud Nor
Ciyaartooyda soomaaliyed
Shaafinho
Naani Kaambo Production
Mohamed Hussein Qalinle
Somali Football Federation 1951
Gaadiidka football club
14/06/2024
Rabbi naxarista jano haka waraabiyo Aamin
13/06/2024
Dekedda Sports Club
10 kulun u dambeysay 2 barbardhac iyo 8 kulun oo badis ah
10 kaas kulun waxay dahlisay 26 halka Ayadana 6 goal laga dhaliyay
woow cajiib sooma ahan
Aad ban usoo dhaweynaaya nadiga Dekkedaha hormarka ay ka sameynaayan Horyalka dalkeena
Hormar wacan
Somali National league
Somali Athlete
Somali National league Fan Pase
Ciyaartooyda soomaaliyed
Abdirashid Mohamud Nor
Shaafinho
Naani Kaambo Production
Mohamed Hussein Qalinle
Somali Football Federation 1951
Simangwi jack