Mohamed Xavi

Mohamed Xavi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Xavi, Sports, Istanbul.

27/04/2026

wararkii ugu dambeeyay, natiijooyinka, iyo falanqaynta ciyaaraha caalamka. Wax walba oo kubadda cagta quseeya hal meel ayaad ka heli doontaa!

📲 Fadlan booqo link-ga ku yaalla profile-keena si aad ula socoto warar cusub maalin kasta.

yaabixnews.com

Home - Yaabix News 23/04/2026

Kala soco ciyaraaha

Home - Yaabix News LATEST NEWS & SPORTS Falanqaynta Ciyaarihii Ugu Dambeeyay ee Kooxaha Waaweyn Kubadda Cagta Read More YaabixApril 19, 2026 Wararka Sports-ka Maanta Ugu Dambeeyay iyo Falanqayn Buuxda Read More YaabixApril 18, 2026

23/02/2026
16/12/2025

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Xoghayaha Madasha Samatabixinta Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Koofi, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Wafdigaasi waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo si diirran ugu soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland, Mudane Maxamed Ibraahim Oogle, iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Jubbaland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland, Maxamed Ibraahim Oogle, ayaa sheegay in shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya uu si rasmi ah u furmi doono berri oo ku beegan 17-ka bisha, islamarkaana uu socon doono ilaa 20-ka bisha. Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyay in Jubbaland ay diyaar u tahay martigelinta shirka, isla markaana ay sugayso amniga iyo habsami u socodka ka-qaybgalka dhammaan wafdiyada.

Shirka Kismaayo ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa diiradda lagu saari doonaa dhammeystirka qaab-dhismeedka golaha iyo ka doodista xaaladda kala guurka ah ee dalka. Dhanka kale, xubno ka tirsanaa golahaas oo uu ka mid yahay Ra’iisul Wasaarihii h**e ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon, ayaa dhawaan ku biiray xisbi cusub oo lagaga dhawaaqay dalka Turkiga

21/09/2025

Hambalyo burtinle

02/09/2025
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Istanbul?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Istanbul