11/06/2022
" Marka Kubada Cagta La Joogo Lacagtu Wax kasta Maaha "
sports news for every day waxaa kuugu soo gudbin doona wararka ciyaaraha oo tafatiran nala joog
11/06/2022
" Marka Kubada Cagta La Joogo Lacagtu Wax kasta Maaha "
11/06/2022
Dhibcaha ayay qaybsadeen libaax iyo Talyaaniga.
The points are shared between the and Italy.
06/06/2022
Boqorka Croatia iyo Boqorka France
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga & Waxa Ay Wargeysyada Yurub Ka Qoreen Axada Maanta Ah
Odayga maxaa hoos maray
Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Maantay Oo Axad a
Christian Eriksen ayuu doonayaa tababaraha Man United kusoo wajahan ee Ten Hag, 30 sano jirkaas ayaa haatan heshiis xagaaga dhacaya kula jooga Brentford. (Star Sunday)
Manchester City ayaa Manchester United kula tartami doonta saxeexa khadka dhexe ee Declan Rice. (Mail on Sunday)
Real Madrid ayaa hoggaaminaysa tartanka daafaca dhexe ee Antonio Rudiger oo heshiiskiisa Chelsea xagaaga dhacayo. (Goal)
Rudiger ayaa diiday mushahar toddobaadkii 200,000 oo pound ah si uu usii joogo Stamford Bridge. (Sunday Telegraph)
Wadahadalada u dhaxeeya wakiilada Kylian Mbappe iyo maamulka PSG ayaa jiho wanaagsan u socda. (ESPN)
Tottenham ayaa xagaaga u dhaqaaqi karta garabka Bayern ee Serge Gnabry oo h**e Arsenal ugu soo ciyaaray. (Sunday Express)
Barcelona tababaraheeda Xavi ayaa sheegay inuu doonayo inuu sii haysto Frenkie de Jong oo lala xidhiidhinayay Man United si uu dib ugula midoobo Erik ten Hag. (Manchester Evening News).
Leicester ayaa doonaysa saxeexa Ibrahima Sangare oo ka tirsan kooxda PSV Eindhoven Ibrahim Sangare balse xiddiga ree Ivory Coast ayaa ugu yaraan 30 Milyan oo pound ku kacaya. (Sun on Sunday)
West Ham ayaa isku dayi doonta inay Michael Keane kala soo wareegaan Everton haddii ay kooxdaasi Premier League ka dhaadhaco xagaagan. (Star Sunday)
Tottenham iyo Leeds ayaa daawaday khadka dhexe ee Bristol ee 10-ka Milyan ee pound ku qiimaysan ee Alex Scott. (Sunday Mirror)
Arsenal xagaagan waxay diirada saari doontaa 1 ama 2 saxeex sida uu sheegay agaasimaha farsamada ee Edu. (Evening Standard)
Juventus ayaa la xidhiidhay wakiilada 34 sano jirka PSG ka tagaya ee Angel di Maria. (Gianluca di Marzio – in Spanish