Adnaan Mohamud page19

Adnaan Mohamud page19

Share

Page waxaan ugu tala galay in Aan ugu hadlo wax yaabaha ku saabsan ciyaaraha

15/04/2024

Ninkan Cimaamadiisa waxba hasii hesan ๐Ÿซก

Hatrick Walee ciyar ciyar ma ahan๐Ÿ‘

08/04/2023

Jukta way ku bilawatay balayada zerada ah

04/04/2023

War caawa kooxda Chelsea maxa kale dihiinโœ๏ธ

02/04/2023

Deg Deg

Chelsea ayaa iska cayrisay macalinkedi potter

Walow hada kooxda ay ku jirto booska 11aad lkn waxan sugeyna macalin u qalma kooxda inuu yimado macalinke ayad isle dahay chelsea wuu uqalma โœ๏ธ

11/03/2023

Chelsea waa chelsea mar haday is fahanto โšฝ๏ธ๐Ÿ†

07/03/2023

Horaan u dhahay shaqada siday u bilawatay waye Blues is back๐Ÿ†โšฝ๏ธ๐Ÿ‘

06/03/2023

Maxaad ka taqana score kii xalay M.united 7๐Ÿ˜‚

1-Qaaradaha dunidu waa 7
2-messi Ballon dโ€™or diisu waa 7
3-Maalmaha isbuuca waa 7


Adnha ku darso only 7 โœ๏ธ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

05/03/2023

1-2-3-4-5-6-7 waxba haku darsanin waxna hasoo qorin haloo qiiroodo lee๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

04/03/2023

Wow Chelsea is back๐Ÿ‘โšฝ๏ธ๐Ÿ†

Shaqo haday taalaa inkasto wixii dhan lagu kala baxay๐Ÿ˜Š

19/02/2023

Maqnaasho dher ka dib isku soo noqod wanagsan saxiibayaal

20feb2023 Maalin isniin Ah waxaa Magaalada Muqdisho ka furmi doono Tartanka Degmooyinka iyo Deeganada Gobolka Banaadirโšฝ๏ธ๐Ÿ†

Hadaba sanadkan waa tee degmada Aad tageraha u tahayโœ๏ธ๐Ÿ‘

FG: waxaa lagu daah furi doonaa Dharkeynley vs Balcadโšฝ๏ธ๐Ÿ†๐Ÿ‘

04/02/2023

Ar saan maxay ahed ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Ciila idile miyaa shekada๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Kampala?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kesinyi
Kampala