15/04/2024
Ninkan Cimaamadiisa waxba hasii hesan ๐ซก
Hatrick Walee ciyar ciyar ma ahan๐
Page waxaan ugu tala galay in Aan ugu hadlo wax yaabaha ku saabsan ciyaaraha
15/04/2024
Ninkan Cimaamadiisa waxba hasii hesan ๐ซก
Hatrick Walee ciyar ciyar ma ahan๐
08/04/2023
Jukta way ku bilawatay balayada zerada ah
04/04/2023
War caawa kooxda Chelsea maxa kale dihiinโ๏ธ
02/04/2023
Deg Deg
Chelsea ayaa iska cayrisay macalinkedi potter
Walow hada kooxda ay ku jirto booska 11aad lkn waxan sugeyna macalin u qalma kooxda inuu yimado macalinke ayad isle dahay chelsea wuu uqalma โ๏ธ
11/03/2023
Chelsea waa chelsea mar haday is fahanto โฝ๏ธ๐
07/03/2023
Horaan u dhahay shaqada siday u bilawatay waye Blues is back๐โฝ๏ธ๐
06/03/2023
Maxaad ka taqana score kii xalay M.united 7๐
1-Qaaradaha dunidu waa 7
2-messi Ballon dโor diisu waa 7
3-Maalmaha isbuuca waa 7
Adnha ku darso only 7 โ๏ธ๐๐
05/03/2023
1-2-3-4-5-6-7 waxba haku darsanin waxna hasoo qorin haloo qiiroodo lee๐๐๐๐
04/03/2023
Wow Chelsea is back๐โฝ๏ธ๐
Shaqo haday taalaa inkasto wixii dhan lagu kala baxay๐
19/02/2023
Maqnaasho dher ka dib isku soo noqod wanagsan saxiibayaal
20feb2023 Maalin isniin Ah waxaa Magaalada Muqdisho ka furmi doono Tartanka Degmooyinka iyo Deeganada Gobolka Banaadirโฝ๏ธ๐
Hadaba sanadkan waa tee degmada Aad tageraha u tahayโ๏ธ๐
FG: waxaa lagu daah furi doonaa Dharkeynley vs Balcadโฝ๏ธ๐๐
04/02/2023
Ar saan maxay ahed ๐๐๐
Ciila idile miyaa shekada๐๐๐