26/07/2022
Welcome to manchester united christian eriksen
Welcome my page that we can talk transfers to manchester united���
26/07/2022
Welcome to manchester united christian eriksen
03/07/2022
🚨 | Frenkie waxa uu doonayaa in uu arko waxa ay ku heshiiyaan labada kooxood [United iyo Barcelona] ee ay usocdaan wada xaajoodku.
Runtii ma jirto koox kale oo u dooneysa De Jong si ka badan sida ay United udooneyso, laakiin Man United wali kalama aysan hadlin De Jong heshiiska shaqsiga ah👀
Ugu danbeyn MUFC waxay si adag u riixi doontaa heshiiskan isbuuca soo socda si ay heshiis buuxa ula gaarto Barça oo ay hubaal ka dhigto shuruudaha Frenkie.
Gaar ahaan ka dib sheekada Cristiano, si loo muujiyo hamiga kooxda iyo waxay ula macno tahay kooxda saxiixa Frenkie, heshiiska gabi ahaanba wuxuu usocdaa kaliya labada naadi. [Fabrizio Romano )
02/07/2022
Michael Carrick:🗣"Erik ten Hag waxa uu ku caddeeyey Ajax iyo xirfadiisa tababaranimo in uu is aaminsan yahay oo uu adag yahay iyo in kooxidiisu ay u ciyaarto qaab gaar ah, waxa aan rajaynayaa in aan arko taas.”
Carrick ayaa la waydiiyay in Man United ay ka mid noqon karto afarta sare xilli ciyaaredka cusub:
"Waxaad doonaysaa in aad halkaas joogto, waliba aad gasho tartan adag, bilawga xilli ciyaareed kasta United waxa ay isku daydaa in ay koobab ku guulaysato oo ay horyaalka ku qaado."
"Marka waan hubaa in ay sanadkan isbadal cusub la imaan doonaan oo ay taas sameyn doonaan." [Sky Sports]
02/07/2022
📰 Tyrell Malacia runtii wuxuu rabay kaliya u dhaqaaqista Man Uniyed, wuxuuna sameeyay wax walba si uu ugu biiro United.
Waxaa la filayaa inuu tijaabada caafimaad umaro United dhammaadka isbuucan. []
Welcome Tyrell malacia
02/07/2022
Dean henderson oo amaah ugu biirey nothing forest hal sano ila next year june kuma jirto heshiishka iney gadan karto
02/07/2022
Ajax oo ku dooneysa qiima sare anthony 70m taas oo eysan rabin iney bixiso manchester united .
02/07/2022
Man United dhab ayeey ka tahay rabitaanka Lisandro Martinez. Waxaana lagu wadaa in ay ka gudbiso dalab rasmi ah" [Fabrizio]
Arsenal mar h**e ayay isku dayday waxayna ka gudbisay hal dalab oo qiimo iska dhaxaad ah waa laga soo diiday, laakiin United ayaa dalabkeeda ku kordhin karta waxyaabo dheeraad ah. (Sami Mokbel - Daily Mail)
Erik shaqadiisa wuu wataa macalinka mugdiga qaraabto 👏