11/21/2025
🅝︎🅔︎🅦︎🅢︎ : Manchester United ayaa ogolaatay inay sameyso koox kubbadda koleyga ah, sida uu sheegay guddoomiyaha xiriirka kubbadda koleyga Talyaaniga Gianni Petrucci.
Kooxdu waxay ogolaatay ku biirista NBA Europe, oo ah horyaal cusub oo leh 10–12 naadi aasaasay magaalooyinka waaweyn, oo ay ku jirto Manchester.🏀 😳
11/21/2025
🅝︎🅔︎🅦︎🅢︎ : Pep Guardiola ayaa ku dhawaaqay in Rodi uusan taam u ahayn kulanka Newcastle ⚠️
11/19/2025
Cristiano Ronaldo iyo Trump oo ku wada sugan Aqalka Cad ee Mareykanka.🇺🇸😁
11/18/2025
Turkiye NAXDIN Spain oo laba-dhammaan barbardhac ku galeen gurigooda 🤯😮💨 2-2 Full-Time
11/18/2025
Belgium waxay ku durdurisay xulka Lichtenstein tira dhan 7-0 Full-Time oo u soo baxday Koobka Adduunka 2026 🤯🔥🇧🇪
11/18/2025
Brazil ayaa ku guuldareysatay inay garaacdo Tunisia kulan saaxiibtinimo oo caalami ah 👀🤝 waxayna ku illaatay barbardhac 1-1 Full-Time
11/18/2025
SCOTLAND waxay garaacaday caawa xulka Denmark tira dhan 4-2 Full-Time - WAXAYNA SIDAAS KU GAADHAY UGU DANBAYN KOOBKA ADUUNKA MARKII UGU HOREYSAY 98 SANO KA DIB 🤯⚽
11/18/2025
Xulka Iraq 🇮🇶 ayaa dusha ka martay Xulka UAE 🇦🇪 2-1 Full-Time
Iraq ayaa u soo baxday playoffs 😬
11/17/2025
Germany oo iska xaadirisay Koobka Adduunka 2026 🇩🇪💪
Waxayna caawa xasuuq ba'an u gaysatay xulka Slovakia 🇸🇰 6-0 Full-Time
11/17/2025
Nederland ayaa si rasmi ah uga qayb gali doonta koobka aduunka 2026 - iyagoo caawa xasuuq u gaysatay xulka Lithuania 4-0 Full-Time 🇳🇱
11/16/2025
Laba gool oo uu dhaliyay Harry Kane ayaa ku awood roonaaday England si uu guul wayn uga gaadho Albania 💪🦁 2-0 Full-Time