04/30/2026
Kooxda Awlasiid Oo Kamid Ah Kooxaha Ka Dhisan Degmada Baraawe Ayaa Wacdaro Ka Dhigtay Heererka Kala Duwan Ee Ciyaaraha Degmada
Iyadoona Ku Guuleysatay Koobabka Laga Dhigo Degmada Baraawe Waxayna Ku Ciyaareysay Ciyaaryahano Da'ayar Ah Kuwaas Oo Kooxaha Ka Soo Horjeeday Ay U Arkeen Kuwa Aan Waxba Lagu Keeni Karin
Balse Gudaha Garoonka Marka La Galay Ku Noqotay Wax Aysan Ka Filaynin Ciyaartooyda Da'ada Yar Ee Kooxda Awlasiid Taas Oo Keentay In Ay Cabsi Ku Beeraan Kooxaha Kale Ee Ka Soo Horjeeday Ayna Dhiiga Dhegta U Dareen
Waxaana Hogaaminayey Tababre Da'ayar Ah Oo Lagu Magacaabo Abdul Hameed Abdulkadir Sayid Kaas Oo Si Wacan U Carbiyeeyey Ciyaartooydan Da'ayarta Ah Ilaa Uu Kula Guuleystay Koobabka Laga Dhigo Degmada Baraawe
Weli Waxa Ay Dadaal Ugu Jiraan Sidii Ay Guulo Kale U Gaari Lahaayeen Tartamada Laga Dhigo Degmada
Awlasiid fc
11/13/2025
The Barawe Football Association (FA BARAWE) is preparing for the group stage qualifiers for Seri A and Seri B on 11/15/25."
"Ururka Kubadda Cagta Baraawe (FA BARAWE) wuxuu 11/15/25 u diyaar garoobayaa isreebreebka heerka guruubyada (Group Stage) ee Seri A iyo Seri B."
08/23/2025
Viktor Gyökeres made sure to mess with hair in front of the camera after scoring his second for Arsenal vs. Leeds... 🤣
A response to those who said he had more hair flicks than touches last week 🤫👀
08/23/2025
Immediately trending on X after Arsenal score from a corner 😂👀
08/19/2025
No manager in PL history has a better win rate vs Man United than Mikel Arteta.
12 games, 8 wins.
08/09/2025
Viktor Gyokeres scores his first goal for Arsenal! ⚽
Immediately performing his trademark celebration at the Emirates, the spectating Gunners fans no doubt enjoyed that one. 🤩
How many goals do YOU think he'll score this season? 🤔
07/28/2025
🔟 Maalin ayaa ka dhiman abaal marinta wayn yaa la siin doonaa?!