Arsenal Somali - Football

Arsenal Somali - Football

Share

Welcome to the Arsenal Somali football the fans page

Halkaan waxaad ka heli kartaa dhammaan wararka ku saabsan Arsenal iyo suuqa kala iibsiga.

nagu soo biir si aynu saaxiibo dhow noqono 》kusoo dhowaada page ka Rasmiga ah ee Arsenal Somali - Football. Arsenal Somali - Football waa page ay leeyihiin tageerayaasha Arsenal ee Soomaaliyeed waxa uu soo gudbiyaa

》Warar
》warbixino
》tabinta kulamada ay dheesho kooxda
》taariikhda ciyaartoyda
》Suuqa kala iibsiga kooxda
》iyo wax walba oo Aad uga baahan tahay kooxda. Hadii Aad horey noola joogtay wa

Photos from Arsenal Somali - Football's post 20/06/2026

🚨UPDATE | Declan Rice ayaa ka shaqeynaya sidii uu Morgan Rodgers ugu qancin lahaa inuu ku biiro Arsenal, isagoo kaashanaya Bukayo Saka iyo Eberechi Eze oo ku sugan xerada tababarka England. Mikel Arteta ayaa aaminsan in Rodgers uu noqon doono ciyaaryahan qiimo leh oo kooxda ku soo kordhin kara maadaama uu awood u leeyahay inuu ka ciyaaro dhowr boos oo weerar ah.

Morgan waa Arsenal player ✅️

W/Q Mrfreeman

20/06/2026

Gabreil Martinelli 👏

20/06/2026

🚨 Viktor Gyökeres starts for Sweden 🇸🇪

19/06/2026

Declan Rice Arsenal Player of the year 2025/26. 🏆 ✅

19/06/2026

Kia Havertz 🇩🇪

19/06/2026

Kulamada Arsenal ay ciyaari doonto horyaalka 2026/27.

Runtii 10-ka kulan ee ugu dambeeya waa isla sidi sanadkii hore.😁

Inaan ku ceshaneyno madaxan ka dareemaya.

- Nuurto

18/06/2026

🚨UPDATE | Kadib Jeramey Monga Arsenal ayaa lagu wadaa inay dalab u dirto saxiixa ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Georgia Andria Bartishvili, sida uu qoray


17 jirkan ayaa inta badan u shaqeeya sidii ciyaaryahan khadka dhexe ah oo weerar ah.

Gunners waxay ka go'an tahay inay horumariso kooxdeeda akadeemiyada, iyo sidoo kale kooxda koowaad xagaagan.

W/Q Mrfreeman

18/06/2026

Shaki igagama jiro sanad dambe inuu noqon doono Top Scorer-ka Horyaalka EPL.

Gabreil Jesus.👏

- Nuurto

18/06/2026

Jermey Monga 🔜🔴⚪️

18/06/2026

Best player of the year 😍

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Patmon Drive Elk Grove
Addis Ababa
95624