29/09/2026
Tababaraha Atlético Madrid, Diego Simeone:
🗣️ “Waxay ila tahay in Barcelona ay ciyaarayso ciyaar ka duwan tan aan annagu ciyaareyno. Waxay waayeen weeraryahan dhexe oo No.9 ah, balse Raphinha ayaa soo baxay oo 14 gool dhaliyay.
“Yamal-na, haddii aanan qaldanayn, wuxuu dhaliyay 7 gool.
“Waxay kugu cadaadiyaan xitaa garoonkaaga, waqtina kuma siinayaan. K**a baqayaan inay khatar qaataan, xitaa haddii ay taasi keento in gool laga dhaliyo.
“Hadda Barcelona waa kooxda ugu fiican.” 💙❤️🔥
Falanqeentii Khabiir Abdirisak Isloow