07/12/2024
Adoo runta ka hadlaaya sanadkaan 2024 yaaa u qalma Ballon dorka??
1.
2
3
4
Kusoo biir page ka kalana soco ciyaaraha oo idil.. mahadsanid
07/12/2024
Adoo runta ka hadlaaya sanadkaan 2024 yaaa u qalma Ballon dorka??
1.
2
3
4
06/26/2024
If you miss the ball donโt miss the leg ???? Af Somali Intaas ku sheeg sxbow ๐๐๐
03/02/2023
Ku guuleyso 10 dollar
Saadaali kulanka caawa ee Real Madrid vs Barcelona
โ
Inta ay ku dhamaanayso soo qor
โ
ciyaartoyda goolasha dhalinaya soo qor
Hadii aad ku guulaysato waan message kaaga fiiri numberkaaga ayaan kusoo weydiinaaya isoo dir
Nasiib wacan sxb
01/22/2023
Eddie Nketiah caawa
01/22/2023
What a beautiful game โฆ
Arsenal 3-2 Manchester United
Mala dhihi karaa Arsenal waa ay qaaday koobkaan premier league ga
01/17/2023
Cristiano Ronaldo ayaaa noqon doonta kabtanka kooxda u bixi doonta PSG galabka qamiista
๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ
04/06/2022
Everton Caawa waa laga badiyay ๐๐๐ kulamada waaweyn Ee haray waxaa ka mid Ah
โข Manchester United
โข Leicester city
โข Liverpool
โข Chelsea
โข Crystal Palace
๐ฎ aawaye asxaabtii kubada wax ka taqaanay ma isleedahay everton waa ay joogi doonta horyaalka premier league ga ๐๐
04/06/2022
Abti ninka Raga ah lama xaqiro, Caawa Benzema Imisa Like ayuu u qalmaa, Xasuusnow Waa ninkii Reebay PSG
Come on bro yaaanan xaqirin laacibkaan Ee wuxuu u qalmo hala siiyo
04/06/2022
Villarreal ayaa noqotay kooxdii uugu horeaysay Ee ka badisa kooxda Bayern Munich Sanadkaan ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ
07/06/2021
Official: Achraf hakimi oo ku biiray PSG.
PSG wey dhameestirty hishiiska dambedka midig ee reer Morocco qiima lacageed dhan 60M.
Wxaa sido kale la rejenaa ine dhamestiran hishiiska Ramos saacadaha soo aadan๐.
Fikirkaaga akhriste PSG UCL xilli ciyaaredka so aadan maku guuleesan doontaa?
AHMEDINHO ๐
04/27/2021
Timo Werner jaaniskaas ayuu iska qasaariyay ๐
Lkn caawa labo goal ayuu dhalin doona ๐
Horta Yaa inkaaray Timo Werner ๐ญ๐ฉ๐โฝ๏ธ