09/16/2024
ciyaar saxibtinimo aya waxey manta kadhaceysaa garonka Ulinzi
Ulinzi vs olympiacos
15 sano kadib ayey iskuso labteen team olympiacos o dib udhis aya lagu sameeyay
Waxan sugnaaba wa Olympiacos iyo galabta
09/15/2024
Manta waxan idin wadaa team shalka 04
Wa team kadhisan section N
Wa wada da yar dhamaantod hadana is fahmsan
Ciyartoda ninki daawaday wa Almatac iyo Barcelona (moh’d dahir) oo 2009 jogaan
Waxan idinkula dardaarmeyna inad wax barataan sports wa iska madadaalo siiba midka qaxotiga
09/14/2024
Team Alaqsa waxa kusocoto dib u habeyn
Arintaas waxa ku howlan legend Seyfuldiin Muduvig
Waxa mesha kabaxay cabsidi laga qabi jiray teamka
Balse legend mudu waxu wacad kumaray inu wacdaro kadhigi doona legaue garonka Raising stars
K**a hordhacaayo balse halkaan kala soco lineup ka cusub u mudu kuso shirtagi doono
09/14/2024
Ballon d’or 2003 and 2024
09/08/2024
Shafici Billow musharaxa ogu cadcad xilka overall sports chairman
09/06/2024
Waxa si rasmi ah xilkii sports ka oga fadhistay Abdi Biriye
Wan oga mahad celineynaa shaqadii uso qabtay
Waxu ahaa shaqsi nabadoon ah wax badana xeerin jiray
Qofka waxu bulshada uhaayay waxa la ogaada marku xilka baneeyo
Waxan leyahay thank you Baba Abdi
Hadaba xilkan banaan yaku haboon
Nala wadaag fikirkaada
Mahadsanid
08/25/2024
Marwalbo waxu utaaganyahay isdhaxgalka dhalinta Ifo
Abdiaziiz Cadow
06/26/2024
Macalin buraash Abdulle Alle ha caafiyo asxaabta fataxada halagu kalmeeyo macalinka
05/30/2024
Wada hadal iyo wada tashi dheer kadib waxa laiska waatay qodobadaan hoos kuxusan
waxaan xalinay seddex arimood oo dartood liiga uu uistagay maanta.
1:Mamulka sports ka in isbadal lagu sameeyo(sida sports chairman waan Isla qadanay mamulkii xafiiska youthka iyo sports ka iyo raga teamamka aay Soo dirsadeen ragaas oo ahaa gudi lasoo doortay.
2:Waxaa kaloo Isla qadanay in 16 teams liiga lagu Soo daro SI looga dhigo 64 waan Isla qadanay, arintaas waxeey utalaa sports officials waxaana filayaa in SI cadalad lagu Soo xuli doono iyadoo lafirinaayo mudnaan lasinaayo teamamka waweeyn ee aan kamuqanin liigaan.
3:Waxaan Isla qadanay oo kale in la ogoleen players ifo aan jogin inuu liigaas ciyaaro taasi waa mamnuuc Teamkii lagu arkana waa out.
Wabillahi towfiiq