01/09/2024
ciyaartoyga wanagansan markasta wuxuu kasoo muqda fagarayasha xirfada laguso bandhiigo
Bilaal waa ciyaartoy xirfad wngsn Markastana waxaan leyahay Hambalyo Hambalyo
JIGJIGA SPORT TEAM
01/09/2024
ciyaartoyga wanagansan markasta wuxuu kasoo muqda fagarayasha xirfada laguso bandhiigo
Bilaal waa ciyaartoy xirfad wngsn Markastana waxaan leyahay Hambalyo Hambalyo
07/24/2023
Warqadaas lix cisho kahorbaa xafiiska dhalinyaradda Federalka looga soo diray.Waxaa lagu farayay inay soodiraan laba qof tababar maanta furmaya ka qayb gali lahaa.Labadan qof ee loo baahnaa ayaa kala ahaa Garsoore iyo xubin kale oo haggaha xirfadda garsoorka qiimeye ah.
Tababarkan ayaa lagaga hadlayaa shuruuc cusub oo la doonayay in Deeganada loo dhaadhiciyo.Nasiib daro Deeganka Soomalida kaliyaa ka hadhay, waxaana xubnihii ka qayb galayay loo waayay noolkii AdisAbaba lagu tagi lahaa.
Hoggaaminta xafiisku dhaqaalle malaayin ah ayay maamulaane, ma lacagaha shuruucda cusub lagu dhaadhicinayay awoodi waayeen?
W-Q: Macalinka Soomaaliyed [Ms]
Voss Tv
07/09/2023
Ninkan meeshuu ka ciyaaraba kooxdaasi ma final unbay tagtaa
KEdar JipriL bulshada la wadaag sirta ka danbeysa guushaada
07/09/2023
Habeenka sabti soo galayso ee jimcaha Maxaa guba suuqyada inkastooy wax walbaaba qadar tahay waxaaba Amakaag ah Dabkii kacaaba Xoog ayuu usii fidayaa oo khasaaro badan ayuu keenaya .
Allah ha ina hareer mariyo dabku waa masiibo Wayne.
_2 dec 2011 habeen (jimce) ah oo sabti soo galayso waxa gubtay suuqa boosaaso .
_1 April 2022 habeen jimce ah oo sabti soo galayso waxa gubtay suuqa waaheen ee Hargaisa.
_19 may 2022 habeen jimce ah oo sabti soo galayso waxa dab ka kacay suuqa banaadir ee xamar .
_8 July 2023 xalay oo jimce ahayd waxaa dab ka kacay suuqa jigjiga.
_25 Jan habeen jimce ah oo sabti soo galayso waxa dab ka kacay suuqa waaberi ee Muqdisho .
FG:- waxaa fiican in fiiro iyo baadhitaan gaar ah la sameeyo
Somalia
Somaliland
Iyo soomali galbeedba.
Wafti wasiiro iyo ganacsato isugu jira ayaa kusoo wajahan jigjiga kanasoo kicitimay somaliland si ay ula qaybsadaan masiibada iyo qadartii xalay kudhacday jigjigađ
Soodhawada hiil iyo garaba waad noo muujiseeneđ
Lacagti tikitka garoonka kubada cagta ee 6da maamul magaalo iyo ciyaaraha hada socda ee gobolada kasoo xeroodey ilaa hada waxa lasoo xareeyey 3milyan waxaan codsanaynaa in lacagtaasi qayb loogu deeqo dadka walaladeen ee masiibada ku dhacdey ee hantidoodi ka gubtey
Dadku ha is abaabulaan waa inan ururinaa lacag 1bilion Ah Insha allah
WARGELIN
Waxaan bulshawaynta daawada ciyaaraha gobolada deegaan aan ku wergelinaynaa in ay ciyaari jirin maanta gelinka dambe madaama u gubtey taywaanka wayna ee magalada jigjiga, sidaa awgeed waxa u damiirku u nasiin waayay in la ciyaaro iyado dadki hantidoodi ay ka gubatey ay murugonayaan, markaa ciyaarihii maanta la ciyaari lahaa waxaa la ciyaari doona bari gelinka dambe iyadoo ciyaarihii halkii ay kasii socon doonaan
07/06/2023
Nogob vs Daawa
1:00 Duhurnimo
07/06/2023
Kulanka labaad maanta
Afdheer Vs Sitti
3:30 Galabnimo
Isku day saadasha ciyaartan
tallo
xafiiska dhaliyaarada iyo ciyaaraha DDs waxaan uso jeedin laha sportigu Deegaaku kubad cag kaliya maha nocyadi sportiga kale wa inay tartamada heer deegaan lagudaro
06/23/2023
Maxaad ka Taqanaa Mucjizada Kubadda Cagta Ee Axmed Carabo
Carabo waa ciyaartoy ilaahay haybad usiiyay ciyaartista kubadda Cagta wuxuu zidoo kale leeyahay xooG iyo dherer uu kaga ciyaari karo possition kasta
Ahmed carabo wuxuu kamid ahaa Guleystayaashii Gobolka jarar Sanadkii h**e
Zidoo kale wuxuu kamid ahaa guleystayaashii gobolka Daadmadheedh (somaliland)
Zidoo kale wuxuu kamid aHaa guuleystaayshii Tartankii degmooyinka Gobolka Jarar wuxuuna kula Guuleystay Degmada DAROOR
JIG JIGA GOAL SPORT