MESSI vs Yamal warcadaaday,Klopp oo u qishay Liverpool Wirtz in..Arsenal,Suuqa United+CR7
Fotball news
Fadlan pegeka waxaad kahelaysaa wax walba oo dunida kadhaca ee kuxidhnow
07/27/2022
Kulankaan maxasuusataa π
03/09/2022
Gooooool benzena real3.2 psg waxke benzema cawaa waa furtay real gezigiii xili danbe zoobaxay
03/07/2022
Roberto carloz ayaa kubada cagta oo uu 6sano k**aqnaa ayaa kusoolaabtay kubada cagta hadana wuxuu kaciyaara horyaalka maraykanka πππ
03/07/2022
Kooxdaad taageertid kaalintay kujirtaa πππ
03/07/2022
Arsenalβs last 10 Premier League results:
3-0 Southampton (h) β
2-0 West Ham (h) β
4-1 Leeds (a) β
5-0 Norwich (a) β
1-2 Manchester City (h) β
0-0 Burnley (h) π€
1-0 Wolves (a) β
2-1 Brentford (h) β
2-1 Wolves (h) β
3-2 Watford (a) β
25/30 points.
Arteta awoodii layaqaanay ee arsenal soo celiyay π
02/15/2022
Eder milito iyo alaba macelinkaraan sedexlayda weerar ee paris ilahow ceebeheena asturπ
02/13/2022
Marka kaliya Erling haland laxuso ayaa caawa barca lagu sameeyayππ
02/06/2022
HAMBALYO (SENEGAL)
Xulka Senegal ayaa ku guuleystay koobka qaramada qaaradda Afrika kadib markii ay rigoorayaal ku garaaceen Masar.
Waa koobkoodii ugu horreeyay ee tartankaan, 3-jeer oo ay k**a dambeysta yimaadeen.
Sadio Mane ayaa garaacay Maxamed Saalax βπ½
Aragtidaada ππ½
02/06/2022
Waa marka kaliya ee psg shan champions league qaadayππ
11/07/2021
West Ham ayaa garoonkeeda London saddexada dhibcood kaga qaadatay kooxda Liverpool, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-2, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada toddobaadkan ee horyaalka Premier League.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Address
New York, NY