Arsenal Somali Fans

Arsenal Somali Fans

Share

Halkan kala soco wararkii ugu danbeeyay ee laga qoray kooxda Arsenal.🔴⚪️

14/07/2026

🚨 Saliba STARTS for France!🇫🇷✅️

Photos from Arsenal Somali Fans's post 14/07/2026

📲 Riccardo Calafiori on Instagram. 🥲🇧🇪

14/07/2026

🚨 Trossard in a Besiktas shirt 💔 🥹

13/07/2026

🚨Asbuucan suuqa Arsenal war weyn ayaa laga filayaa, Isha ku hay halkaan. 👀🔥

Photos from Arsenal Somali Fans's post 13/07/2026

🚨⚪️⚫️ BREAKING: Leandro Trossard to Besiktas, HERE WE GO.✅ []

Sidoo kale Trossard ayaa beri ka dagi doona magaalada Istanbul. [ Sabuncouglu]

Tan ayaa ka dhigan in lafilayo inay Arsenal dhammaystirto heshiiska Tzolis asbuucan gudihiisa.👀

-Ahmed Abdishakur

Photos from Arsenal Somali Fans's post 12/07/2026

🚨 Fabrizio Romano:

“Haddii Leandro Trossard uu u wareego Beşiktaş, Arsenal waxay si degdeg ah u dardargelin doontaa keenista garab cusub. Mid ka mid ah magacyada gudaha Arsenal laga hadal hayo ee mudan in la dhammeeyo heshiiskiisa waa Christos Tzolis, waxaana Arsenal xiriir la leedahay wakiilkiisa. Tzolis-na aad ayuu u doonayaa inuu ku biiro Arsenal.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray koox kale oo isku dayaysay inay soo gasho tartanka saxiixa Tzolis, iyagoo doonayay inay horumar ka sameeyaan wada-hadallada. Laakiin jawaabta ka timid dhinaca ciyaaryahanka waxay ahayd: ‘Waxaan sugayaa Arsenal.’ Tzolis wuxuu mudnaanta koowaad siinayaa inuu ku biiro Arsenal.” ✅🇬🇷

12/07/2026

🚨 Bukayo Saka on Instagram. 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿❤️

12/07/2026

🚨 Declan Rice ayaa ku sumooday cunto uu cunay isagoo 3 beri sariir saarnaa sida uu xaqiijiyay tababare Thomas Tuchel.

Declan Rice ayaa sidoo kale maalmahanba ku ciyaaraayay dhaawac hamstering oo dhinaca bowdada ah.

Rice ayaa noqday mid kamid ah ciyaartoyda ugu muhiimsan England hadiiba uuusan ahayn midka ugu muhiimsan isagoo xulkiisa geeyay wareega Semi-Final-ka koobka adduunka.🔴⚪️

12/07/2026

🚨 BREAKING: Arsenal waxay isku dayaysaa inay dhammaystirto heshiiska Julian Alvarez kahor inta aan la gaarin kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub (Pre-season-ka)maadaama uu hadda hoos u dhacay tartankii loogu jiray ciyaaryahanka.🔴⚪

[]

Abdirahman Nor ✍️

12/07/2026

Most of Wingers In The World cannot move the way Bukayo Saka moves In This clip. He Is just In A League of His own.✨️🤯

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadisho