OneChelsea Somali Fans

OneChelsea Somali Fans

Share

Halkani waa Page-ka Rasmiga ah ee taagerayaasha Chelsea ee Soomaliyeed, kala soco wararka Xoog Weynta

12/05/2026

📸 Shim Mheuka🥇💙

19 kulan | 18 goal | kabta dahabka, horyaalka + xiddiga ugu fiican 2025/26 da’ayarta Premier League 2.😁🏆

12/05/2026

🚨OFFICIAL: Shumaira Mheuka ayaa kuu guuleystay laacibka ugu fiican da’yarta Premier League 2.

Hambalyo Shumaira💙

12/05/2026

🚨Waxaa gudaha Chelsea laga dareemayaa in Xabi Alonso uu intaan hoose ku habboonyahay:

✅Qaab-ciyaareedka kooxda.
✅Xakameynta qolka labiska.
✅Soo xero galinta ciyaartoy cusub maadama kooxda UCL usoo baxene xili-ciyaareedka dambe.

()

11/05/2026

Dad badan ayaa aminsan in Xabi Alonso uu ku fashilmay kooxda Real Madrid, isagoo 19 kulan uu horyaalka dalkaas Spain Real macalin u ahaa 14 kamid ah wada badiyay!🤯

📊Dhamaan tartamada intuu Real joogay:

👤34 kulan |
✅24 badis |
⚠️4 bareejo |
❎6 guuldaro |
🔥72 goals |
💯70.6% guul ah |

Mala qabtaa dadka aaminsan in Xabi Alonso ku fashilmay Real Madrid, asago boqolkiiba 70.6% badis ah wato mise mala qabtid fikirkaas 💬

11/05/2026

Ma jeclaan lahayd in Xabi Alonso Chelsea la keeno? haa mise maya sababtana raaci.💬

11/05/2026

🚨Inkasto aysan ahayn war cusub hadana David Onestein ayaa si rasmi ah u xaqiijyay hadeertaan in Chelsea ay goobeyso heshiis ay Xabi Alonso ugu magacwodo inuu noqdo macallinka xiga ee Chelsea🔥

Xabi Alonso waxaa la fahamsan yahay inuu u furan yahay inuu ku biiro Chelsea🧨.

Xabi to Chelsea⏳💙

11/05/2026

🚨EXC:💣🔵

Wada-hadallada u dhexeeyay Chelsea iyo Xabi Alonso aya u muuqda kuwo si fiican u socda oo positive ah, Xabi Alonso ayaana raba inuu PL imaado .

( )

11/05/2026

🚨EXC: Xabi Alonso ayaa la sheegaya inuu u furan yahay inuu imaado Chelsea. Sidoo kale waxa la fahamsanyahay in xabi Alonso taageero xoogan ka helayo qaar kamid ah milkiilayasha Chelsea.💣

✅Alonso ayaa ah macalinka 1aad ay Chelsea rabto.

📋 Tani ayaa tilmaamaysaa: In Chelsea laga yaabo inay siiso macallinka awood dheeraad ah oo ku saabsan saxiixyada oo aysan aheen —wax aysan si buuxda u sameyn jirin waqtiyadii h**e.

[]

Photos from OneChelsea Somali Fans's post 11/05/2026

PGMOL Title.

09/05/2026

🚨BREAKING: Sida ay sheegayaan ilo qaarkood, Xabi Alonso ayaa ah dooqa 1aad ee ay Chelsea u rabto inuu macalin u noqdo kooxda, lkn: su’aasha weyn waa haddii ay awoodaan inay ku qanciyaan maamulka inuu yimaado Stamford Bridge.

()

09/05/2026

📊20 G/A xili ciyaareedkiisii 2aad oo xariir ah🌟💙

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu