26/05/2024
Dortmund 1-3 real madrid next week I. A
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maaweelada dadka waaweyn, Sport & recreation, Cape Town.
26/05/2024
Dortmund 1-3 real madrid next week I. A
04/05/2024
bayern Munich vs city
Real Madrid vs athletic Madrid
Barcelona vs psg
Arsenal vs dormund
Gabadhii Abuukaataha aheyd ee Cristina waxay tiri mudo sanado ah oo aan wada soconay oo uu naga dhaxeeyay Jaceyl, cishqi iyo hilow ayuu khiyaano igu sameeyay, waxaanan shaki ku jirin in khiyaanada aad u xanuun badantahay, balse gabdhaha kale ee khiyaanada la kulmay waxaan kula talinayaa sidaan aniga sameeyay iney sameeyaan oo ay sabraan jaceylkoodana ilaashtaan, khiyaanadii ku dhacdayna gaf halmar dhacay kasoo qaadaan.
Waxan wacay asigii waxaana u sheegay inaan helnay casho sharaf labadeena nalagu martiqaaday taasoo Free aheyd, ma iloobo doono farxadii uu waqtigaas arintaa ka muujiyay, gaar ahaan xiligaas oo uu dambigiisa aad uga murugeysnaa iyo asigoonan heysanin hal sinti oo uu casho iigu casuumo.
Waxaa nala geeyay maqaayad nooca ugu qaalisan, waxaan dalbanay cuntooyin kuwa ugu qaalisan, waxayna aheyd casho uu Romantic dhinac walba ka hareeyay.
Si aan noloshiisa farxad iyo jaceyl uga sii buuxiyana waxaan jeebka u galiyay hadiyad aanan nooceeda horay loo arag, taasoo diyaarinyeeda waqti iyo fikir dheer iga qaadatay.
Asigoo aamini la' ayuu igu yiri; waad ku mahadsantahay maadaama aad i cafisay, waxaad tahay nimco xaga Alle la iiga soo diray.
Waxaan ku dhahay; Maxaan kaloo sameyn lahaa? Tani waa dabeecadeyda aad ayaana kuugu naxariis badnahay.
Hadalkaa kooban kadib markale ayuu i jeclaaday, anigana waan ku guuleystay jaceylkiisa, inta istaagay oo aan dhabanka ka dhunkaday ayaan ka dalbaday inaan musqusha aado.
Musqushii waxaa ii xigay albaabka, kadibna Taksi kusoo dhac oo guriga iska xaadiri. Asigii soo ma ahan haatan sanadkiisii labaad ayuu xabsiga ku qaadanayaa kadib markii uu cashada lacagteeda bixin waayay jeebkiisana laga helay daroogada mamnuuca aheyd waxaana xabsiga uga dhiman inuu kasoo baxo 8 sano kale.
Waan awooday inaan indhaha ka tuuro ama aan nolosha dhaafiyo, balse naxariisteyda badneyd ayaa midaas iga hor istaagtay.
14/02/2024
Sax miyaa
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 13:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |