Cardealer

Cardealer

Share

all about my life and my hope ask me any question u want ?

18/02/2026
18/02/2026
17/02/2026

Gallad Eebbe weyne iyo dadaalka ay Dawladda Soomaaliyeed gashay, ayaa suurtagal ka dhigay in maanta Qarankeennu fadhiyo miiska labada hay’adood ee adduunka & Afrika u kala qaabilsan go’aan qaadashada amniga iyo nabadda.

Janaayo 2025 dalkeennu markii ugu horeysay 50 sano ka badan ku fariistay id kamid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC 2025-2026). Waxaana suurtagaliyay arrintaas dadaalkii aan kala harka lahayn ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u gashay dib usoo celinta maqaamka diblumaasiyadeed ee dalka, waanna ku guuleysanay.

Dadkeenna iyo Dawladdeennuna si aan gabbasho lahayn, ayay ugu istaageen iska-difaaca weerarkii qaawanaa ee ay Isra’il kuso qaadday madax-banaanideenna iyo Midnimada Qarankeenna.

Bishaan hadda aynu ku jirno ee Feberaayo 2026, waxaa dalkeena usoo hoyatay guul kale oo taariikhi ah, kadib markii aan dadaal, ka go’naansho iyo mudnaansiin lanimid taas oo inoo sahashay inaan ku guuleysano kursi kale oo muhiim u ah difaaca danaha Qarankeena, kaas oo ah kursiga Golaha Midowga Afrika ee Nabadda & Amniga (AUPSC 2026-2028).

Waxaan halkan uga mahad-celinayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee nagala qayb qaatay arintaas ka miro-dhalinteeda.

Guulle ayaa ku mahadsan gaarista guulaha aan gaarnay, guud ahaan Dowladda & Xukuumadda Danqaran way ku mahadsanyihiin dadaalka joogtada ah ee ay Dalka & Dadkaba ku hoggaaminayaan.

10/12/2025
10/12/2025
10/12/2025
Photos from Cardealer's post 19/10/2025
19/10/2025

Liverpool vs Man Utd 1-2
Unfortunately Liverpool became like Man city last season

16/07/2024

Audi A3 2017

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Pretoria West?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


150 Christoffel Street
Pretoria West