Geedka NaBada Fc

Geedka NaBada Fc

Share

We Are Geedka

16/12/2022

Kooxda Geedka Nabada Ayaa usoo Ban dhigtay
Heshiiis 2sanno oo Amaah Ah Cristiano Ronaldo
Fabrizio Romano✍️

Goet ku ugas mahamud stadium ayuu kusoo wajahan yahay Hh

Photos from Geedka NaBada Fc's post 12/11/2022

Bismilah Waxaa Maanta La ciyaari Doona
Fc karinka Markii ugu Horaysay Taariikhda
Ciyaarta Kaliye La wada Sugayo iyo Groupka Geerida
Time 3:30 duhur nimo
Ugas mahamud stadium

Dhaman kooxda iyo Taagerayasha Geedka Nabada
Waxaan urajaynayaa GuuuL inzha ALah Ready🤜🤛

Mp

10/11/2022

Bismilah Waxaa Saaka inoo Dhacay Qori Tuurki
Aan Wada Sugaynay Waxayna ku soo Baxnay group A) Oo Ah Groupka Geerida Wxan FiLayna inan ka gudbi Doono Marxalad Walba 🙏

Dheeman
Degah bur club
Karinka
Geedka Nabada

Waxan wax ku Nahay Moralkina🙏❤️💥

Photos from Geedka Nabada's post 08/11/2022

Mahadsanid 🙏

Photos from Geedka NaBada Fc's post 02/11/2022

Maanta Oo kle 2/11/2021
Shalay wuxuu Ahaa Zawir
Mantana Waa Xasuus 💥📸

Geedka Nabada

07/10/2022

Quick recovery pro ahmed
Mid ka mid ah Halbawlaha
Kooxda ayaa Naga jabay🥺

Aan uducayno 🙏🥺

Photos from Geedka NaBada Fc's post 04/10/2022

5 Line up
Waake Bad isLedahay Line up kii
Ugu Fiicna Ee kooxdu Ku ciyartay

Please Follow like share comment
1 2 3 4 5
👉Mpk✍️

02/10/2022

Back to back training
Macalin Ahmed 🙏

Like share comment 🙏

17/08/2022

Khalid Mahad Cancelo Vs Abdi Wali Mahamet Arnold
Midkeen idiin Soo Horaysiina Taariikhdooda
Waa noo muhiim comments kiinu 👍

Photos from Geedka NaBada Fc's post 06/08/2022

KaNi Waa Mid Kamid Ah Daafacyada magaalada ugu Fiican Wakhtigan
Magaciisu Waa Guuleed Mukhtarr Adhi

Wuxuu ka Xamaazha Daafaca Dhexe
ILahay Wuxuu hibo usiiyay Kalsooni
Daganaaan orod akhlaaq Hogaamin

Waxaan Hubaa Hadii Kan La dhiiri
Galiyo la gacan Qabto inaynu
Shandela ama khalid city danbe ubahanayn

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Randburg?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Adis Abab Street, Cosmo City
Randburg
2188