02/04/2026
AL GHA
The SuPer PoWeRs TeaM๐ช
02/04/2026
AL GHA
18/02/2026
hamplyo kooxda kubada cagta
REAL DOLOW UU KU GUULAYSATY. TARTAN CIYAAREDKI KA SOCDAY M.M. DOLOW ADO
DADALKIINI WAD KA MIRA DHALISEN
HAmplyo mar kle
10/02/2026
kulanki aan shaly galp
la lahyn nadiga
11 star
WAXAY KU SO DHAMATAY
AL GHAZALI 1
11 STAR 3
09/02/2026
Bismillah
Kulanka Galabta io GaroonKa Daawa StadiuM
ALGhazaLi VS 11 STAR
KULANKA______ LEAGUE 8 DHAMADKA
GaroonKa______ DAAWA STADIUM
WAQTIGA______ 10:15
TaaRiKda_______9/02/2026
DAWASHA WACAN
03/01/2026
Bismillah
Kulanka Galabta io GaroonKa Daawa StadiuM
ALGhazaLi VS DALSAN
KULANKA______ LEAGUE
GaroonKa______ DAAWA STADIUM
WAQTIGA______ 10:15
TaaRiKda_______3/01/2026
06/12/2025
AL GHAZALI BOYZ
GULAYSTA I.A
24/11/2025
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
DHAMAAN CIYARTOYDA KOOXDA ALGHAZALI FC
Ugu horayn Waxaa Mahado Dhan iska leh Allah ( SWT ) oo ino surto galiyay inan Helno ama Hanano Kulankii one DaY Tournement ahaa Ee ShqlaY Galab La CiYaaraYnaY Naadiga New BoYs ee Magalada SuuFtu
Marka 2aad waxan halkan oga Hambalyeneynaa dhamaan ciyariyahanada kooxda guushii taariiqiga ahed ay gaareen ee Labadii CuP kii mugacaabna ismaamulka Magaalada io CuPkii ShalaY Galab
Marka 3aad waxan halkan hambalyo oga direena Kooxada New BoYs Fc oo shalaY so bandhigtaY ciyaar qurux badan Balse nasiibka uu ka hiiliyay banooniga wa cadaan iyo madow.
Marka 4aad waxan halkaan oga mahadcelinayna igudigii so qaban qaabiyay inu no qabsoomo Kulankii ShalaY Galab iyo garsoorayaashii uso dhabar adeegay inay dhaxdhaxadiyaan
CIYAARTII SHALAY GalaB WAXAY KUSO IDLATAY SIDA TAN
AlGhazali FC 2- 0 NEW BOYS FC
GOAL SCORES
VICTOR MOSES ASIST BY SIIDOW
VICTOR MOSES ASIST BY NUROW
CIYARIYAHANKII UGU FIICNA MOSES ๐ฅโญ๏ธ
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
15/11/2025
Hambalyo ! Hamabalyo ! Hambalyo
Waxan u hambalyeynaya tiimkeyga al ghazali oo maanta ku guuleystay cup kii loogu magac daray
Ciyaar aad u qurux badneyd oo kuso dhamatay 3-2
Ciyaar yahay Afjab ayaa 3 goal dhaliyay una gacan galiyay cupki mudada 2da bilood socday kooxda al ghazali ๐๐๐
W/Q kooj ramu
14/11/2025
FINALISIAM
Biri GaLaB Hadii uu Alla idmo TartaNkii Mudada Dheera socdaY Ee Lagu MaamusaaYaY Magacaabista Maamul MagaaLo Ee Dollo Addo Waxaan Biri Galab hadii uu Alla Raali Ka NoQdo Kulankiisa K**a DanBeYsta ah ee Final La CiYaari Doona Kooxda MIDNIMO FOOTBALL CLUB
CLASICO GAME FINAL
ALGHAZALI_FOOTBALL CLUB V_S MIDNIMO FOOTBALL CLUB
KULANKA______ TartaNka Magacabista Maamul Magaalada
GaroonKa______ DAAWA STADIUM
WAQTIGA____3:45 _Xaadirin __KIK__OF TEN oclock
TaaRiKda_______15/11/2025
Xasuusin Kale Taageeraha Kooxda Faca waYn ee AlGhazaali waxaan idin LeenahaY XaYndaabka Dawa Stadium Soo Buux dhaaFiYa anagana indhaha Waan idin Qurxin doona inzha allah waana idin Ka Farxin Doona Sacabkiina io Taageeridiina baan wax Ku nahaY MahadzanadiiN
12/11/2025
ุงูุญู
ุฏ ุงููู
Alx ugu DanbaYn waxaan iska XaadirinaY Kulanka K**a DanPeYsta Ah ee Final
Bandhig Kaloo CaJiiBa Waxaan Kulankii ShalaY Galab LalahaYn Naadiga Heerson Ku soo idlaataY Bar Bar Dhac { BaRaaJo } Kaaso aan Kaga GuuleYsanaY Kooxdaan Gool Kulaad
Full Time at Daawa Stadium
AlGhazaaLi__FC 2 Herson__Fc 2
Goals
KaaFi โฝ๏ธ
Mosesโฝ๏ธ
Banalty Goals
AlGhazaali โ
โ
โ
โ
โ
Herson โโ
โ
โ
โ
Man oF the Match KaaFow
Sidokle Waxaan HalkaaN Si Qota Dheer ah Ka MaamusaYnaa Legendkii WaYnaa Ee Kooxda Abshirow our Master
11/11/2025
Bismillah
Kulanka Galabta io GaroonKa Daawa StadiuM
ALGhazaLi VS HERSON
KULANKA______ TartaNka Magacabista Maamul Magaalada
GaroonKa______ DAAWA STADIUM
WAQTIGA______ 10:15
TaaRiKda_______10/11/2025