31/07/2026
Real Madrid oo suuqa u xeranyahay intakale waa jiifaaan🤍
فَاصْبِرْ صَبْرًا جَمِيلًا❤️
REAL MADRID🤍
MANCHESTER UNITED ❤️
31/07/2026
Real Madrid oo suuqa u xeranyahay intakale waa jiifaaan🤍
29/07/2026
Real Madrid dadka maa Qalbiga u ilaalisid saan wllhi waa xanuun maxey dareemi karaan dadka kooxaha kale taageero Rodri haduu imaado Real Madrid ✍🏻🤍
29/07/2026
✍🏻Vinícius Jr. ayaa doonaya in loo kordhiyo mushaharkiisa Real Madrid, maadaama uu aaminsan yahay inuu ka mid yahay xiddigaha ugu waa weyn ee kooxda.
Xiddiga reer Brazil wuxuu rabaa in mushaharkiisa la gaarsiiyo heerka ay qaataan ciyaartoyda ugu mushaharka badan kooxda, sida Kylian Mbappé haddiiba uu sii joogayo Los Blancos oo qandaraaska u kordhinayo
Zamzambowlax
27/07/2026
Madridista yaasha sanadkaan maxaa filaneysaan?
25/07/2026
Shaxda kawarama madridistayaasha🤍
YAN DIOMANDE🤍🫲🏻
25/07/2026
🚨Real Madrid ayaa wajihi doonta laba ka mid ah kooxahan group stage-ka ee Champions League.
🏆 UEFA ayaa xaqiijisay in Real Madrid ay ku jirto pr1
👀 Isku aadka Champions League waxaa la qaban doonaa Khamiista, 27-ka Agoosto, saacadda 18:00.
Kooxdee ayaad jeclaan lahayd in Real Madrid isku aadaan?