Sharawi

Sharawi Tactical Analysis [Master The Game like a pro]
(547)

Waa fermim Lopez oo xulka spain ku sameynaayo dabaal deggii Grimaldo Grimaldo ayaa dabaal deggaan sameeyay Ciyaartii Mad...
09/24/2026

Waa fermim Lopez oo xulka spain ku sameynaayo dabaal deggii Grimaldo

Grimaldo ayaa dabaal deggaan sameeyay Ciyaartii Madrid Derby kadib markuu Real rigoore ka dhaliyay

Huijsen iyo Cucurella ayaana lagu kulleysanaay dabaal deggan (Ciyaal suuqnimo waa dhameeyay Fermin)😁

Raphinha rigoore ma laga qaban tan iyo 2017🤔 Wuxuuna hada noqon rabaa rigoore qaataha koowaad ee Brazil kadib bixitaanka...
09/24/2026

Raphinha rigoore ma laga qaban tan iyo 2017🤔
Wuxuuna hada noqon rabaa rigoore qaataha koowaad ee Brazil kadib bixitaanka Neymar

Sidoo kale hada asagaa ah rigoore qaataha koowaad ee Barcelona

✅️Waayahiisa kubadana 24 rigoore ayuu qaatay hal keliya ayuu qasaariyay (23/24) taasna waxay eheed 2017 mar uu joogay kooxda Vitória Guimarães

🇪🇸 Barcelona: 13/13
🇧🇷 Brazil: 3/3
🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Leeds United: 4/4
🇫🇷 Stade Rennes: 1/1
🇵🇹 Vitória Guimarães: 2/3

ℹ️ Globo

09/24/2026

👀Dhalinyarada Kubada Cagta Somaliya mustaqbalkooda ninka barkin ka dhigtay soo helay ee fariinta gaarsiiya

Rodri🗣"Real Madrid aad ayay ii rabtay bilow ilaa dhamaad , wax kastana diyaar ayay iila eheed , xitaa Perez waan isla ha...
09/23/2026

Rodri🗣"Real Madrid aad ayay ii rabtay bilow ilaa dhamaad , wax kastana diyaar ayay iila eheed , xitaa Perez waan isla hadalnay waana ugu mahadcelinaa!"

09/23/2026

Harry Kane play-maker fiican ma ahan⁉️
Dembelle iyo Alvarez ayaana ka fiican🤔

Cucurella🗣"Waan yaabay markaan arkay Madrid inay tahay koooxda ugu orodka yar La Liga!,  sababtoo ah anaga wax badan baa...
09/23/2026

Cucurella🗣"Waan yaabay markaan arkay Madrid inay tahay koooxda ugu orodka yar La Liga!, sababtoo ah anaga wax badan baan ordeynay"

09/23/2026

Saxiiyadii cusub yaa ugu bandhig fiican⁉️

Muuqaladaan ayaa X viral ka ah shalay ilaa maanta Waa Vini iyo Mbappe oo garabka midig isku ciririirinaaya (sida sawirka...
09/23/2026

Muuqaladaan ayaa X viral ka ah shalay ilaa maanta

Waa Vini iyo Mbappe oo garabka midig isku ciririirinaaya (sida sawirka ka muuqato)

Labadaba halkaas dhinac u boos qaadanyaan mar kasta

Sida lagu xalin karana dadka aad baay ugu kala duwanyihiin? hebel hala gado ama kaas keydka hala dhigo iyo balabala

Bal adi xalka ugu fiican muxuu noqon karaa kula tahay⁉️ hana ilaabin labo laacib oo koox kasta jeclaan laheed inay haysato ama hesho! inay yihiin raggaan

09/22/2026

Kooxda aad taageertid haddii aad ku aragtay iska ogoow masoo dhawo👇

Chelsea iyo Arsenal farqiga udhexeeya bal arag🤔Sanadkaan macalinkii Arsenal garaaco maamuus iyo magac ayuu ku helaa Diid...
09/22/2026

Chelsea iyo Arsenal farqiga udhexeeya bal arag🤔

Sanadkaan macalinkii Arsenal garaaco maamuus iyo magac ayuu ku helaa

Diid ama yeel macalinkii Arsenal banoon iyo bandhig ku garaaca dhibcihiisa macalinimo iyo suuqiisaba kor ayay u kacayaan

Kani waa macalinka Brighton oo isbuucaan meela badan lagu cazuumay si uu u sharxo qaabkuu ku garaacay Arsenal iyo waxa uu ahaa qorshaha uu soo dejiyay ciyaarta ka hor

Level-ka Arsenal halkaas ayuu marooyaa haddaa diidantahay inaa aamintidna bal meeqaa maraa aragtay maanta iyo shalay macalinkii Chelsea garaacay oo la leeyahay noo sharaxa sidaa ku garaacday Chelsea

Chelsea waa iska tusaale lkn dhiiqada dad badan ayaa kula jira oo wax u gaar ah ma aha

Address

Chancellors House, 900 Gormanville
North Bay, ON
P1B9V2

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sharawi:

Shortcuts

Share

Category