10/27/2022
🌹Chuma Kaream ❤️
Hadal afkada ka Soo Baxo waxaa ugu fiican Saliga nabiga scw ❤️ ﷺ.
● Alle weyne Raxmaanka ah Wuxuu Yiri: ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallinayaan Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow Ku saliya Nabiga Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha Ahaatee......
(Suuradda Al-Azhab:
● Wuxuu Yiri Raasuulku (ﷺ):
Qofkii igu saliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi toban jeer. (W.W.Muslim)
● Wuxuuna Yiri Raasuulku ﷺ :
Majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaamana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta}. (W.W.Abuu_Daawuud 2041)
● Wuxuuna Yiri Raasuulku (ﷺ):
Bakhaylku waa ka agtiisa la igu
sheegay een igu salliyin.
(W.W.Tirmidi iyo Qayrkiis)
Wll aan kusalino suubanahena muxamed
Share 👇
♥️ اللهم صل على محمد وعلى آل محمد♥️
𝗨 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲 𝗚𝗮𝗿𝗲𝗲 𝗪𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗠𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗔𝗵 𝗘𝗲 𝗕𝗮𝗿𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗙𝗲𝗰𝗯𝗼𝗼𝗸 𝗸𝘂𝗹𝗮 𝘀𝗮𝗮𝘅𝗶𝗶𝗯𝗸𝗮 𝗮𝗵 🌹🥀❤️💖