Arsenal FC Somali Fans

Arsenal FC Somali Fans Welcome to the ARSENAL FC SOMALI FANS⚪️🔴❤️.

☾︎Bismillah☽︎

�Marka h**e kusoo dhawoow boga taageerayasha gunners ee ku baxa afka soomaaliga

�Hel warbixinno la hubo xigashana leh laguna kalsoonaan karo, waxaa halkaan diyaar ku ah adminno fara fudud kuwaas oo har iyo habeen diyaar la ah qancinta taageerayasha ayagoo daqiiqad walba jecel inay soo gudbiyaan warar sax ah.

☟︎︎︎Kala soco halkaan.

➪Wararka kooxda.
➪Barnaamijyo xiisa Ieh.
➪Arrimaha suuqa kala iibsiga
➪Taariikhda kooxda iyo ciyaaryahanada
➪Barnaamijyo todobaadle ah
➪Iyo falanqeynta kulamada kooxda iyo tebintoodaba

� Howshaas adag waxaa isku xil saaray taageerayal jecel inay adinka idin soo gudbiyaan wararka, adigana haka hilmaamin inaad kusoo biirto si ay dhiiragelin ugu noqoto (MAHADSANID)

𝑫𝒉𝒂𝒎𝒎𝒂𝒂𝒏𝒕𝒊𝒊𝒏 𝒘𝒂𝒂𝒅 𝒎𝒂𝒉𝒂𝒅𝒔𝒂𝒏𝒕𝒊𝒉𝒊𝒊𝒏 𝒔𝒊𝒅𝒂 𝒔𝒉𝒂𝒓𝒂𝒇𝒕𝒂 𝒆𝒆 𝒂𝒂𝒅 𝒊𝒏𝒐𝒐𝒍𝒂 𝒔𝒐𝒄𝒐𝒕𝒂𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒒𝒕𝒊 𝒘𝒂𝒍𝒃𝒂

#𝑴𝒂𝒂𝒎𝒖𝒍𝒌𝒂 𝒃𝒐𝒈𝒂

19/09/2026

Xaalka waa adag yahay maanta AHAHA 😭😭😂😂

⚪️🔴🚨shaxda rasmiga ah..Bruno guimares ayaa kuso bilowday..Si lamid ah Jurrien timber.Maxa kaaga baxay?Ducaale
19/09/2026

⚪️🔴🚨shaxda rasmiga ah..

Bruno guimares ayaa kuso bilowday..

Si lamid ah Jurrien timber.

Maxa kaaga baxay?

Ducaale

🔴⚪SUBAX WANAAGSANMaanta waxaa jirto kulan aad u xiiso badan arsenal vs brighton kaas oo dhici doono galabnimadaan..hadda...
19/09/2026

🔴⚪SUBAX WANAAGSAN

Maanta waxaa jirto kulan aad u xiiso badan arsenal vs brighton kaas oo dhici doono galabnimadaan..

haddaba line-upka arsenal waxaa jirto arin indhahaa lagu haayo taas oo ah tartan u dhaxeeya BRUNO - MYLES..

haddaba taageere midkee is-leedahay kulankaan waa ku haboon yahay..

mustaf

⚪🔴Madaxii h**e ee caafimaad-ka arsenal  ayaa qol kasoo furtay arsenal iyo kooxaha kale...mawduuc ayuu uga dhig ololihiis...
17/09/2026

⚪🔴Madaxii h**e ee caafimaad-ka arsenal ayaa qol kasoo furtay arsenal iyo kooxaha kale...

mawduuc ayuu uga dhig ololihiisa " sabab ayaa eeda loo saara shaqaalaha caafimaadka dhaawacyada ciyaaryahanada...''

mustaf

⚪️🔴🚨Arsenal ayaa wajihi doonta kooxda la dhaho fleetwood town.
16/09/2026

⚪️🔴🚨Arsenal ayaa wajihi doonta kooxda la dhaho fleetwood town.

16/09/2026

Intaan ka dib hadda ku maadeysano anagey isha naga soo baxeysaa..!!

⚪🔴 Bandhig xumada gyokeres ee aan maalin waliba eedeeyno mid- kalaa ku hoos dhuunto...mudanayaal iyo marwooyin Eze maka ...
16/09/2026

⚪🔴 Bandhig xumada gyokeres ee aan maalin waliba eedeeyno mid- kalaa ku hoos dhuunto...

mudanayaal iyo marwooyin Eze maka wada-hadalnaa..!!!

mustaf

⚪️🔴Max-dowman kawarama cawada?Mustaf
15/09/2026

⚪️🔴Max-dowman kawarama cawada?

Mustaf

15/09/2026

⚪🔴cawada shax noocee ah ayaad jeclaan laheyd...!!!

nala wadaag!!!

Sunderland qeyladaan waxba idiin tari meyso ayuu ku dhahay Bruno 😂😂🔥.Sawirkaan waa waali walee 🔥🔥❤️.
14/09/2026

Sunderland qeyladaan waxba idiin tari meyso ayuu ku dhahay Bruno 😂😂🔥.

Sawirkaan waa waali walee 🔥🔥❤️.

Adresse

Schwalbengraben 118
Frankfurt
35576

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Arsenal FC Somali Fans erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Arsenal FC Somali Fans senden:

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie