School Al-Risaala ayaa iska xaadiriyey Finalka Tartanka Iskuullada Gobolka Banaadir 2026........
AZUL Sports
AZUL Sports waa Muuqaal baahiyaha ciyaaraha dalka iyo dibadda.
AZUL Sports is the best local sports news TV in Somalia, you will enjoy live broadcasting and special highlights all types of sports in Somalia and outside through Ott
04/09/2026
FT:-Iftin 1-2 Al-risala
Iftin Vs Al-Risaala
04/09/2026
Naadiga Kubada Cagta ee Heegan SC ayaa saakay sameeysay tababarkeedii ugu dambeeyay ee ka hor kulanka berri ay la ciyaarayaan dhiggooda El-Merikh SC Bentiu.
04/09/2026
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfurta Suudaan, Mudane Jama Hassan Khaliif, oo ay weheliyaan Ururka Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfurta Suudaan (SOBASS) iyo Ururka Kubadda Cagta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfurta Suudaan (SOFASS), ayaa caawa booqasho ugu yimid Naadiga Heegan oo ku sugan magaalada Juba.
04/09/2026
Kulanka MaantaTartanka kubada Cagta Dugsiyada Gobalka Banaadir
Iftin vs Al-Risala
Saadaali natiijada ciyaarta ay ku dhamaankarto!
Al-Hilal University oo Kulan Soo Dhaweyn ah u Qabtay Hoggaanka Cusub ee Midowga Dugsiyada........
03/09/2026
Al-Hilal University oo Kulan Soo Dhaweyn ah u Qabtay Hoggaanka Cusub ee Midowga Dugsiyada........
School Xamar Jajab oo markii labaad oo xiriir ah gaaray Final-ka Tartanka School-ka Gobolka Banaadir..........
03/09/2026
F_T:Xamar jajab 1-0 Ceynu-Raxma
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
48 High Street Uxbridge Road
Southall
ZIP..UB13DB