Goolasha Sports

Goolasha Sports The official Goolasha Sport page,featuring our latest videos,debate & statistics and other.

Xarun kale oo heer caalami ah oo loogu talagalay ciyaaraha . Garoon gudaha ah oo qaadi kara 10,000 qof ayaa la qorsheyna...
24/09/2026

Xarun kale oo heer caalami ah oo loogu talagalay ciyaaraha .
Garoon gudaha ah oo qaadi kara 10,000 qof ayaa la qorsheynayaa in laga dhiso Nairobi Railway City, taas oo lagu kordhinayo xarumaha casriga ah ee magaalada Nairobi.

24/09/2026

Xirfadu ma guurto- Hadii markaaga h**e ee yaraanta laacib ahayd ma qarsoomeysid.

Abdifatah GURE Laacib kasoo ciyaaray Horyaalka Somalia 🇸🇴.

🚨🇵🇹 Cristiano Ronaldo: “Waxaan ka fikiray inaan ka fariisto ciyaaraha kadib Koobka Adduunka.Laakiin waxaan is iri weli w...
23/09/2026

🚨🇵🇹 Cristiano Ronaldo: “Waxaan ka fikiray inaan ka fariisto ciyaaraha kadib Koobka Adduunka.

Laakiin waxaan is iri weli waad caawin karaa xulka Portugal.

Waxaan ahay qof wax badan ka fikira, laakiin waxaan go’aansaday inaan sii wato.

Waxaan la hadlay tababaraha iyo madaxweynaha, waxaana aaminsanahay inaan weli kooxda caawin karo.

23/09/2026

Goat Geesey | Hadad hiboole kubadeed tahay imow ⚽️🫡👈

Runtii Waa arin bogaadin mudan,waxa uu albaab u furay dhamaan dhalinyarada weysan meel ay kuso bandhigaan hibadooda .

Waxa uu u hiiliyay kubadda cagta Somalia , hadii meeshan uu kaso baxo xidig farsamo Fiican ee gaara ilaa qaranka Somalia waxay ka dhigan tahay inuu banaanka keenay hibo qarsanayd!

Goat Geesey

Reer Manchester United soo dhawweya Onana wuxuu leeyahay hada ayaan caajiskii ima qaaday 🤣Dhamwalbana u boodi karaa ee m...
23/09/2026

Reer Manchester United soo dhawweya Onana wuxuu leeyahay hada ayaan caajiskii ima qaaday 🤣

Dhamwalbana u boodi karaa ee maad so ceshataan !

Waakan isagoo isku sameeyay Toobin ama waxa loo yaqaano ( Cupping therapy/Xijaamo ) .

20/09/2026

Tacsi : Innaa Lillaahi Wa innaa ileyhi Raajicuun Bahda Sports Magaalada london gaar ahaan Wembley ayaa ka tacsiyeeyay geerida Hooyo Caasho Cusmaan iikar oo ah Hooyada dhashay Mohamed Buube oo kamid ah bahda sports Uk 🇬🇧.

Bal u wac taageere Arsenal oo saxibkaa ah aan weydiino wixii helay !Full Time : Brighton 3-0 Arsenal.
19/09/2026

Bal u wac taageere Arsenal oo saxibkaa ah aan weydiino wixii helay !
Full Time : Brighton 3-0 Arsenal.

Kulamada loo daawashada tago kooxda aad taageerto waa kuwo ku macaan guusha!Taageerihii weynaa ee Arsenal wiilka ku dhas...
19/09/2026

Kulamada loo daawashada tago kooxda aad taageerto waa kuwo ku macaan guusha!

Taageerihii weynaa ee Arsenal wiilka ku dhashay Migori-Kenya. Oketch Salah oo caannimadiisu soo baxday October 2025 kadib geeridii maadaxweynihii h**e ee Kenya Raila Odinga iyo guuldarada daawashada Arsenal.

Oketch Salah Asiga iyo caruurtiisa waxay daawanayaan kooxdii ay taagerayeen oo la shaqshaqay waliba waxa uu fadhiyaa dhabarka danbe ee Brighton goalkeeper-kooda.

Macalin Artete soo uma fiicnayn inuu dafiicii lagu yaqaanay galo goolashii set pieces-ka iska sugto ?Arsenal galabta wax...
19/09/2026

Macalin Artete soo uma fiicnayn inuu dafiicii lagu yaqaanay galo goolashii set pieces-ka iska sugto ?
Arsenal galabta waxbaa helay
Brighton 3-0 Arsenal

Charalampos Kostoulas. waxuu ku jiraa waqti iyo bandhig qurux badan wiilkan reer Greek. 🇬🇷💫Brighton 2-0 Arsenal .Arsenal...
19/09/2026

Charalampos Kostoulas. waxuu ku jiraa waqti iyo bandhig qurux badan wiilkan reer Greek. 🇬🇷💫

Brighton 2-0 Arsenal .

Arsenal Come-back ma sameyn doontaa ?
Maxaa laga filan karaa natiijada ciyaarta ?

Address

Dublin
D01XE10

Telephone

+447377390882

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goolasha Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Goolasha Sports:

Shortcuts

Share

Category